Dareenka Shacabka HC-TV
Barnaaminka Dareenka Shacabka iyo siyaasiga ee Hctv oo dood u qabtey (Daawo)
Madaxweynaha SCS Waraysi
Horncable-tv oo waraysi ka qaaday madaxweynaha Somali Cantral State Maxamed Xaashi (Daawo)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Hargeysa(SIC)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta khudbad u jeediyay kumanaan kun oo qof oo ka mid ah bulshadda ku Read the rest of this entry »

Hargeysa (SIC)- Goboladda iyo degmooyinka dalka Somaliland oo dhan ayaa maanta laga xusay munaasibadda 18-ka May ee ka soo wareegtay sanad-guuradda 21-aad ee ka soo wareegtay dib ula so noqoshadda madax banaanidda Somaliland. Read the rest of this entry »

New Delhi:(SIC)-Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed  iyo Waftiga uu hogaaminayo oo kulamo kala duwan la qaatay Madax ka tirsan Dowlada Hindiya, kulamadaasoo looga hadlayay dhinaca Ganacsiga iyo horumarinta, dhinaca kale Waftiga Madaxweynuhu waxay la kulmeed Ardeyda Soomaaliyeed ee Hindiya wax ku barata. Read the rest of this entry »

Hargeysa:(SIC)-In ka badan 60 Xubnood oo  isugu jira Salaadiin, boqoro iyo cuqaal ka soo jeeda beelaha Subeer Awal ayaa isugu yimid shalay Kulan ballaadhan oo qado iyo is barasho, kulankaas oo ka qabsoomay Hotel Crown ee Magaalada Hargeysa. Read the rest of this entry »

Muqdisho:(SIC)-Munaasabad lagu xusayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, taasoo ay ka qaybgaleen wasiirro, xildhibaano, qaybaha bulshada iyo dhallinyaro isugu jiray wiilal iyo gabdho. Read the rest of this entry »

Hiiraan:(SIC)-Munaasabad ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiinta maamulka gobollka Hiiraan, ardeyda Jaamacada Hiiraan Universaty, Waxgarad iyo Aqoon-yahanno, ayaa looga mahad celiyay Jaaliyaddaha Hiiraan ee dalka dibadiisa labo Bas oo ay ugu deeqeen Ardeyda Jaamacada. Read the rest of this entry »

C/W:(SIC)-MagaaladaCaabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ku sugan wafdi ballaaran oo ka socdamaamulka Somali Central State, kuwaasoo ka wada degmada shirar iyo kulamo ay layeelanayaan qeybaha kale duwan ee bulshada iyo golaha guurtida beesha Sade eewaqooyiga Galgaduud. Read the rest of this entry »

Gaal-kacyo:(SIC)-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday hoolka shirar isbitaalka guud ee gobolka Mudug ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka gobolka kan degmada gaalkacyo ,marti sharaf kala duwan iyo bahda caafimaadka gobolka Mudug. Read the rest of this entry »

 

Waxaa magaalada Helsinki ee dalka Finland maanta lagu soo gabagabeeyay kulankii Qoreyaasha Soomaaliyeed ee shalay & maanta ka socday deegaannada Espoo Kiskus & Espoo Enteresse isla markaana ay ka soo qeybgaleen qeybaha bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Helsinki. Kulankaas oo ay maanta ka soo qeybgaleen isla markaasna ay hadallo ka jeediyeen mas’uuliyiin ka socotay dhinacyada waxbarashada & dhaqanka ee dalkaasi. Read the rest of this entry »

Muqdisho:(SIC)-Wasiirka garsoorka iyo arrimaha dastuurka Koonfur Afrika ayaa qudbad u jeediyay odayaasha, isagoo u sharaxay dastuurka Koonfur Afrika ee 1994-kii, Read the rest of this entry »

CODKA DHALINYRADA FINLAND
Waraysiga Halkan ka Dhagayso

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)
Bandhiga Buugaagta Helsinki 2012
Kulankii Qoreyaasha Soomaaliyeed oo maanta lagu soo gabagabeeyay Helsinki, Finland – Maalintii 2aad (+sawirro)
Tacsi: Raggii ku dhintay Teatreka Qa
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo si guud ugu baroordiiqday dadkii ku dhintay Qarxii Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya(+Sawiiro)
Wasiirka Qorshaynta oo Yimid Finland
Wasiirka Qorshayta Qaranka Dr.Cabdullaahi Goodax Barre oo soo gaaray Helsinku kulanna La qaatay Jaaliyadda somalida Finland Daawo)
Ciyaaraha Dhalinta Cuslaatay !!
Cayaarihii Dhallinta cuslaatay oo lagu qabtay Helsinki(+Sawirro)
Waraysi: Abdirashid Awad Dirie ..


Guddoomiyaha ururka midnimadda Soomaaliyeed ee Finland Eng. Cabdirashiid Awad Diiriye oo aanu ka waraysanay waxa qabadka Somaliliitto ( Dhagayso)

Waraysi: Macalin Asad Maxamuud
Waraysi aanu la yeelanay Macalin Asad Maxamuud Warsame oo furaya Machad wax lagu barayo Caruurta Soomaalida finland ee Helsinki daawo)
Madaxweynaha dalka Finland 2012
Madaxweynaha cusub e dalka Finland Sauli Niinisto iyo Pekka Haavisto oo galay kaalinta Labad. (Daawo)
Shikii wasaaradda arrimaha dibadda
Shir looga hadlay waxqabadka wasaaradda arrimaha dibada ee Finland oo lagu qabtay Helsinki Daawo)