Uncategorized
Helsini:(SIC)-Ururka Ray- waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta ururada wax u aqbta Bulshada , isagoo kaalmo dhaqaale siiya Read the rest of this entry »
Minneapolis:(SIC)-Waxaa Magaalada Minneapolis ee Dalka Mareykanka looga dhawaaqay Xisbi Siyaasadeed Cusub ee ku mideesanyihiin inta badan Golihii Wasiiradii Xukuumadii Tayo uu Hogaaminayay Maxamad Cabdulaahi Maxamad Farmaajo. Read the rest of this entry »
Garowe:(SIC)-Shirkii wadatashiga dhinacyada Soomaalida ee ka socday magaalada Garoowe ee Puntland ayaa lasoo gabgabeeyay goor-dhow, iyadoo madaxdii shirkaas ka qaybgalay ay isku raaceen in nidaamka 4.5-ka lagu soo xulo xildhibaanada baarlamaanka soo socda. Read the rest of this entry »
Qormo:(SIC)-Waxay ahayd 18-kii bishan November, markii Guddida Wanaag-farista iyo xumaan-reebista Somaliland ay soo bandhigtay qorshe cusub oo lagu xakamaynayo qarashaadka faraha badan ee ku baxa hawlaha kala duwan ee guurka iyo dhalinyarada is-guursanaysa. Read the rest of this entry »
Cadaado:-Maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa waxa uu sheegay in dhawaan magaalada Cadaado lagu qabanayo shir wayne lagu midaynayo maamul goboleedyo badan. Read the rest of this entry »

Helsini:(SIC)-Xafiiska shaqo la aanta( ee Helsinki (Työvoimatoimisto) waxaa uu qaban qaabiyay koorso soco naysa 6 bilood oo loogu talagay dadka ajaanibka ah oo aan la hayn xirfad shaqo. Read the rest of this entry »

Isniin:(SIC)-Wariyaha Tv-qaranka Soomaaliya u jooga dalka Sweden oo waraysi la yeeshay Ra,iisal-wasaaraha Soomaaliya Dr.Cabdiwali Gaas shirkii uu ka qayb-galay ee ICG ee Denmark (Daawo)
Sabti:(SIC)-Madaxweynaha Sooaaliya Sheekh Shariif Sheekh Amxed ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Midowga Afrika Jean Ping sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha. Read the rest of this entry »
Garowe:(SIC)-Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaalia MD. Cabdiraxmaan Sh. MM. Faroole ayaa Xaley xasho sharaf madaxtooyada ugu sameeyey Wafti ka socda Laanqayrta cas ee Norway, Read the rest of this entry »


















