Wararka
Somaliland:(SIC)-Alleybadey(HWN)-Munaasibada Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18Ka May ayaa Maanta Siweyn Looga Xusey Degmada Alleybadey oo Katirsan Gobolka Gabiley iyadoo kamid ah Degmooyinka Waxsooraka Beeraha ku hodan ah eek u Teedsan Xuduuda ay Somaliland. Read the rest of this entry »
Fikrad:(SIC)-gununuca Prof. Ex.Xildhiban Gaandi, Galbiska Axmed Madoobe , Is-giijinta dowlada Kenya ee arrimaha Jubbooyinka, gun-xumida Ex. Ra’isal wasaare mudane Abdirashiid Ali Sharmarke, guuxa hoose ee Ex. Xildhiban Bare Hiiraale, Read the rest of this entry »
Jimco:(SIC)-Urur-siyaasadeedka MIDNIMO oo kamid ah ururada siyaasadda ee Puntland ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay go’aankiisa ugu danbeeya ee ku aadan doorashada goleyaasha deegaanka ee lagu wado in dhamaadka bisha soo socota ee Juun ay ka qabsoonto deegaanada Puntland. Read the rest of this entry »
Helsinki:(SIC)-Waxaa 3dii maalmood ee ugu dambeysay ee toddobaadkan ka socday magaalooyinka Helsinki, Turku & Pasila ee dalka Finland kulankii qoreyaasha Soomaaliyeed ee sanadkiiba mar lagu qaban jiray dalkaasi, waxaana sanadkan ka soo qeybgalay qoreyaal ka kala yimid dalalka Ingiriiska, Talyaaniga & Canada. Read the rest of this entry »
UK:(SIC)-Munaasabadan oo ay soo qabanqaayeen haweenka soomaliyeed ee UK ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Marwo Sahra Cumar Xasan oo ah Marwada Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo munaasabaddana ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee Dumarka soomaliyed ee ku nool magaalada London iyo nawaaxigeeda. Read the rest of this entry »
London:(SIC)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain Mudane David Cameron ayaa si wadajir ah u furay una wada hoggaaminaya shirka London. Read the rest of this entry »
Kismaayo:(SIC)-Shirka maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ee ka socday xarunta Jaamacadda Kismaayo ayaa waxaa ku yimid hakad, kadib markii sida la sheegay ay fariin uga timid dhanka urur goboleedka IGAD. Read the rest of this entry »
Baydhabo:(SIC)-Ex-Wasiir kuxigeenkii Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dowladii KM Yuusuf Mad Keer ” Guurow” ayaa si kulul uga Hadley Talaabadii ay qaadeen Saacid & Garguurte ee aheyd in Maamulka Dowladeed Gebi ahaanba laga saaro Qowmiyada ku hadasha Afka MAAY_GA. Read the rest of this entry »
Malaysia:(SIC)-Baaq ay si wada jir ah u soo saareen qaar ka mid ah aqoonyahanada somaliyeed ee dalka Malaysia iyo Weliba Gudoonka Ardayda Somaliyeed ee Dalka Malaysia ayaa loogu baaqay guud ahaan somalida Malaysia in ay feejignaan muujiyaan sharciyadoodna ay gacanta ku heesta xilli lagu balansan yahay doorashada madaxtinimo ee dalka Malaysia malinimada axada ah ee taariikhdu tahay 05-05-2013. Read the rest of this entry »
Gaalkacyo:(SIC)-Tartanka kubada koleyga ee inter city game o ka socda magalada kampala ee dalka uganda tartar tanka ayaa mantay waxa ciyaar adag dhaxmartay labada magaalo o kala ah Gaalkacyo vs mukono ciyaartan aya ahayd ciyaaar same final ah. Read the rest of this entry »



















