Archive for August 2011
Muqdisho:(SIC)- Wafdi ka socday boqortooyada Sacuudiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kormeyr ku sameeyeen qaar ka mid ah xerooyinka ay ku jiraan dadka barakacayaasha ah ee magaalada Muqdisho. Read the rest of this entry »
Sabti:(SIC)-Deeq lacageed oo ay soo dhiibeen jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Sydney ee dalka Australia ayaa loo qaybiyay dadka ay abaarahu soo barakiciyeen ee koonfurta Soomaaliya. Read the rest of this entry »
Sabti:(SIC)-Suurada 50aad Qaaf: Suuradan waa Makiyah, marka laga reebo Aayada 38aad, Aayadaheeduna waa 45 Aayadood, waxa ayna soo Dagatay Suurada Al-Mursalaat ka Dib, Musxafkana waxa ay kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 26aad. Read the rest of this entry »
Ethopia:(SIC)-Gudoomiye ku xigeenka Ururka suxufiyiinta Finland Cawil Aadan Dhoore (Cawil Suxufi, ayaa la kulmay qaar katirsan wariyeyaasha kusugan magaalada Addis-ababa ee wadanka Ethiopa, Read the rest of this entry »

Jimco:(SIC)-Suurada 49aad Al-Xujuraat: Suuradan waxaa loogu Magac daray Al-Xujuraat, Madaama uu Allaah (Cw) kusoo Hadal Qaaday Guryihii Nabiga Suubanaa (Scw) Suuradan waa Madaniyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 18 Aayadood, Read the rest of this entry »
Gabay;(SIC)-Geeraar waxaa tiriyay Ab-waan Xasan Bulxan Cali waana gabay aad u qiira badan ,haddaba ila akhrista xikmadan . Read the rest of this entry »
Muqdisho:(SIC)- Siyaasiga C/nuure Siyaad ayaa waxa uu ku eedeeyay Madaxweynaha dowladda KMG inuu wado qorshayaal uu isaga horkeenayo beelaha Soomaaliyeed. Read the rest of this entry »
Hargeysa:(SIC)–Baqaar ka mid ah Kuwa Waaweyn ee dekeda Berbera ku yaala ayaa Habeenkii xalay Abaaro 8:00 habeenimo dab qabsaday, kaas oo la sheegay inuu ka dhashay cilad xaga xadhkaha laydka ah ee dabka siiya Dekeda. Read the rest of this entry »
Galkacyo:(SIC)-Axmad Muuse ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo xilka loomagacaabay isaga iyo asxaabtiisa waxaana uu cadeeyay in uu aaminsanyahay in ay kuguulaysankaraan shaqooyinka loodoortay. Read the rest of this entry »
Khamiis:(SIC)-Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in dowladdiisu aysan wax lug ku yeelanayn siyaasadda Soomaaliya, laakiin wuxuu sheegay inay ka shaqeyn doontaa sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho dimuqraadiyadeed oo xor ah. Read the rest of this entry »


















