Archive for January 2012
Minnesota:(SIC)-Kulankaan oo ku saabsanaa sidii xal loogu heli lahaa lacagaha biilasha ah ee ay dib eheladooda ugu diraan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Mareykanka gaar ahaanna gobolka Minnesota , Read the rest of this entry »
Sweden:(SIC)-Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta wuxuu la hadlay Dadweyne aad u faro badan oo isugu yimid shir ka dhacay Magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Read the rest of this entry »
Bosaso:(SIC)-Dekada weyn ee Magaalada Bosaso ayaa lagu bilaabay dayactir xoogan,qorshahaan ayaa ah wajigii kowaad ee dayactirka dekada, waxaana hada lagu bilaabay qayb kamid ah Dekada in lagasoo saaro qashin u badan doonyo halaabay oo bada ku dhex burburay iyo ciid fara badan oo ku aasan meesha hada shaqada laga wado. Read the rest of this entry »
Axad:SIC)-Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya John Jerry Rawlings horayna u ahaa madaxweynihii Gaana ayaa sheegay inuu ka shaqeynayo sidii uu u xallin lahaa khilaafka u dhexeeya xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo laba garab u kala jaban. Read the rest of this entry »
Helsinki:(SIC)-Waxaan aad uga xunnahay dilalka loo gaysto wariyaasha Soomaaliya ka howl-gala ,mana ahan wax loo dulqaadan karo dhacdooyinka foosha xun ee lala beegsanayo wariyaasha iyo dadka hal-bowlaha u ah bulshada Soomaaliyeed. Read the rest of this entry »
Sabti:(SIC)-Munaasibad balaadhan ayaa loo sameeyey Buug loogu magac-daray Hal-bixinta Ereyada Kombuyuutarka oo uu qoray Qoraa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guribarwaaqo), kaas oo ka hadlaya Qalabka uu Kombuutarku ka kooban yahay oo eray bixin af soomaali ah, isla markaana ah Erayo dhaqan ku salaysan uu af soomaali ugu bedelay. Read the rest of this entry »
Turkey:(SIC)-Dowladda Turkiga oo ka mid ah dowladaha u soo gurmaday Soomaalida kaddib abaarihii ku dhuftay Soomaaliya ayaa u muuqata inay tahay dowladda keliya ee muujisay inay wax ka qabato Soomaaliya, sida gargaarka bani’aadamnimo iyo la dagaalanka burcadbadeedda. Read the rest of this entry »
UK:(SIC)-Walaaleyaal, DPS waa xisbi siyaasi ah, ayna abuureen dad Soomaaliyeed oo isugu jira wax garad iyo aqoon yahanno, kuwaasoo aan ku imaan habayaraatee qaab qabiil, ama fikir shisheeye, balse ay isu keentay oo qudha u damqasho dadkooda iyo dalkooda iyo inay ka gudbiyaan marxaladda adag ee ay ku sugan yihiin. Read the rest of this entry »
Helsinki(SIC)-Kulan ay qayb ka ahaayeen xubnaha ururka midowga suxufiyiinta Soomaalida Finland looguna dabaal dagayay weynaynta maalinta saxaafadda Soomaaliya sanad guuradii 39aad ayaa lagu qabtay caasimadda dalka Finland ee Helsinki. Read the rest of this entry »
Muqdisho(SIC)-Waxaa lagu wadaa in maanta oo Salaaso ah laga furo Muqdisho xafiiska Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya ee UNPOS, kaasoo uu madax ka yahay danjire Augustine P. Mahiga. Read the rest of this entry »


















