Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Archive for March 2012

Gaalkacyo:(SIC)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa) iyo wafdi balaaran oo ka socda Wasaaradda oo uu horkacayay ayaa 28/March/2012 waxay booqasho rasmi ah ku tageen dhawr iskuul waxbarasho oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo. Read the rest of this entry »

Muqdisho:(SIC)-Munaasabad kooban oo lagu sii sagootinayay arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho lacag la’aan ah ka heshay jaamacadda Bukhaari ee ku taalla dalka Maleesiya ayaa waxaa lagu qabtay garoonka Aadan Cadde, Read the rest of this entry »

QM:(SIC)- Bishan 14-keeda inta badan warbaahinta caalamka waxa ay si weyn uga hadleen khudbad taariikhi ahayd oo uu Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta QM ee Geneva ka akhriyey Golaha Xuquuqal Insaanka ee Qaramada Midoobey. Read the rest of this entry »

Hargeysa:(SIC)-Suxufiyiin Caan ah oo muddo dheer kusoo jiray Mihnada Saxaafada ayaa maalintii shalay kulan aqoon korodhsi ah la yeeshay Suxufiyiinta ka hawlgala Caasimada Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo kulankaasi si qoto dheer ugu lafo guray waxyaabaha looga baahan yahay Saxaafada iyo masuuliyada saaran qofka Suxufiga ah. Read the rest of this entry »

Tahniyad:(SIC)-Anigoo ah Durraan C/llaahi Shirwac iyo weliba Ehelka iyo qaraabada oo aan halkan lagu soo koobi Karin, waxaan jeclahay inaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga soo jeediyo Caruuska iyo Caruusada. Read the rest of this entry »

Sweden:(SIC)-Waxaa maalinimaddii qamiista ahayd Garoonka Caalamiga ah ee Arland Airport ee Magaaladda Stocholm Kasoo Dagay Dr. Cabdirisaaq Cabdulaahi Warsame oo Ah Madaxa Isbitaalka Hadia Hosbitaal ee Degmadda Caabudwaaq. Read the rest of this entry »

Finland:(SIC)- Dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka  Finland waxay si guud ugu tacsiyadaynayaa Dalka Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka tagay Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed , Waxayna oranaynaa Illaahay Samir hanaga siiyo Madaxweynaha isagana Kitaabkiisa mid allaha ka siiyo . Read the rest of this entry »

Garowe(SIC):- Hay’adda PDRC oo Garowe ku qabatay kulankii ugu dambeeyay ee qiimaynta Barnaamijyada Nabadgelyadda iyo isdhexgalka bulshada Soomaaliyeed ee horay ay ugu qabatay deegaanada Puntland gaar ahaana magaalada Garowe. Read the rest of this entry »

 Muqdisho:(SIC)-Kooxo dabley hubeysay ayaa xalay fiidkii magaalada Muqdisho ku dhaawacay wariye u shaqeyn jiray idaacadda iyo Tv-ga Shabelle ee magaalada Muqdisho. Read the rest of this entry »

Gal-mudug:(SIC)-Saxiixayaashii Roadmap-ka ayaa waxay kluan looga hadlayo wixii ka qabsoomay heshiiskaas uu xilligan uga socdaan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo lagu wado in isla maanta ay go’aanno kasoo baxaan. Read the rest of this entry »

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)