Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Archive for April 2012

 

Seattle:(SIC)-Caawo Casho Sharaf lo sameyay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Tayo Party Magalada Seattle ee Wadanka Mareykanka Daawo. Read the rest of this entry »

Burtinle:(SIC)-Maamulka degmada Burtinle ayaa ka warbixiyay qorshayaal cusub oo ay ku horumarinayaan arrimaha Bulshada. Read the rest of this entry »

Muqdisho:(SIC)-Taliye cusub ayaa maanta oo Sabti ah la wareegay hoggaanka ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho, kaasoo bedeli doona taliyihii hore ee ciidamada, Jen. Fred Mugisha. Read the rest of this entry »

Afro-project:(SIC)-Arvoisat yhteistyöverkosto,   Työ- ja elinkeinoministeriön hallinnoima Ohjaavan koulutuksen tavoitteena on saada pelastus- ja turvallisuusaloille sellaista kieli- ja kulttuuriosaamista, jolla vastataan yhteiskunnan monimuotoutumiseen sekä alojen työvoimatarpeeseen. Read the rest of this entry »

Hargeysa:(SIC)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA wuxuu canbaaraynayaa xadhiga weriyaha Royal Tv iyo Waaheen uga soo warama magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag C/laahi Xuseen Darwiish, ahna wakiilka ururka SOLJA ee Read the rest of this entry »

Muqdisho:(SIC)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay in xukuumaddu ay dadaal ugu jirto dhameystirka Roadmap-ka oo ah jidkii looga bixi lahaa xilliga KMG ah, balse wuxuu sheegay in beesha calaamka ay ka gaabisay bixinta dhaqaalihii lagu fulin lahaa heshiiskan. Read the rest of this entry »

 

Khaatumo:(SIC)-Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac Halac iyo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Horumarinta iyo Khayraadka Dabiciiga ah ee Dowlad goboleedka Somaliyed ee Khaatumo Mudane Cabdi Faarax Mahad (Cabdi Shube) , Read the rest of this entry »

Nairobi:(SIC)-Wasiirka Waxbarashada Galmudug Burhaan Warsame Cigaal oo Safar shaqo ku jooga Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ay si wanaagsan u socoto howsha ay u hayso Bulshada. Read the rest of this entry »

C/W:(SIC)-Qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq ayaa ku tashaday inay dhistaan garoonka Diyaaradaha degamada ee Caabudwaaq Airoport kadib markii mudo uu hakad ku yimid dhismaha Garoonka oo markii hore ay xukuumadu sheegtay inay ku caawinayso shacabka deegaanka dhismaha garoonka dhaqaalaha ku baxaya iyo dhismihiis. Read the rest of this entry »

Talaado:(SIC)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali ayaa xaqiijiyey inay guddiga madaxa-bannaan ee dastuurka iyo guddiga khubarada Soomaalida kusoo gabogabeeyeen qabyo-qoraalka dastuurka waqtigii loogu talo-galay ee ahayd 20-kii bishan Abriil, isagoo sheegay in dastuurkan uu waafaqsan yahay axdiga KMG ah, waqtiyeynta Roadmap-ka iyo heshiisyadii Garoowe. Read the rest of this entry »

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)