Archive for May 2012
Espoo:(SIC)-Ciyaarahan oo haa ciyaaro loogu talagalay in ay isku arkaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee wadanka Finland ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Odaasha Degmada Espoo ee dhinaca Sportska, Ciyaartooyda waxay ka koobnaayeen 8 koo xood oo kala socda Helsinki,Vantaa iyo Espo. Read the rest of this entry »
Nairobi:(SIC)-Ra’iisul wasaarayaasha Soomaaliya iyo Kenya Abdiweli Gaas iyo Raila Omolo Odinga ayaa kulan ay uga wadahadlayaan arrimaha ammaanka,howlgalada ciidanka Kenya ee Soomaaliya jooga iyo xirirka ka dhexeeya labada dal ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Read the rest of this entry »
Muqdisho:(SIC)-AMISOM ayaa sheegtay in ciidamadooda iyo kuwa DKMG ah oo iskaashanaya ay sugeen ammaanka deegaannada ku yaalla inta u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Read the rest of this entry »
Nairobi:(SIC)-Wafdi uu hoggaaminayo Ugaaska guud ee beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Wilson ee magaalada Nairobi, iyadoo ay halkaas ku soo dhaweeyeen jaaliyadda Sade ee Kenya iyo dad fara badan oo Soomaaliyeed. Read the rest of this entry »
Hargeysa:(SIC)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamed Aadan oo muddo sanad iyo Bila arrimo Caafimaad ugu maqnaa dalka UK ayaa la sheegay inuu dalka ku soo guryo noqon doono todobaadkan dabayaaqadiisa, waxaanay ilo wareedyadu sheegeen in xaaladiisa Caafimaad ee uu ugu jiray Cusbitaalka uu ka soo baxay. Read the rest of this entry »
Muqdisho:(SIC)-Kulanka maanta uu Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga uu la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Dastuurka, Roadmap-ka iyo Amniga. Read the rest of this entry »
Addis:(SIC)-Shirkan oo socon doona laba maalmood ayna qaban-qaabiisa leedahay Qaramada Midoobay ayaa madaxda Soomaalida wuxuu maanta uga furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, Read the rest of this entry »
New Delhi:(SIC)-Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed iyo Waftiga uu hogaaminayo oo kulamo kala duwan la qaatay Madax ka tirsan Dowlada Hindiya, kulamadaasoo looga hadlayay dhinaca Ganacsiga iyo horumarinta, dhinaca kale Waftiga Madaxweynuhu waxay la kulmeed Ardeyda Soomaaliyeed ee Hindiya wax ku barata. Read the rest of this entry »
Hargeysa:(SIC)-In ka badan 60 Xubnood oo isugu jira Salaadiin, boqoro iyo cuqaal ka soo jeeda beelaha Subeer Awal ayaa isugu yimid shalay Kulan ballaadhan oo qado iyo is barasho, kulankaas oo ka qabsoomay Hotel Crown ee Magaalada Hargeysa. Read the rest of this entry »
Muqdisho:(SIC)-Munaasabad lagu xusayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, taasoo ay ka qaybgaleen wasiirro, xildhibaano, qaybaha bulshada iyo dhallinyaro isugu jiray wiilal iyo gabdho. Read the rest of this entry »



















