Archive for June 2012
Muqdisho:(SIC)-Waxaa Maanta soo Gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Dr,
C/laahi Qorax Xirsi Siyaad oo u Taagan Xilka
Madaxwaynaha Soomaaliya Ee Soo socota. Read the rest of this entry »
Oslo:(SIC)-Sidda uuQadka Taleefonka iigu Sheegay Engineer Karar Shugri Dhoomey Waxaa 1da Luulyo Magaaladda Oslo ee Caasimadda Dalka Nowayd, Read the rest of this entry »
Helsinki:(SIC)-Maamulka iyo Maarayntu: Waa cilmi ku qotoma in Habwanaagsan lagu gaaro Yoolal mucayan ah oo u degsan Urur ayada oo loo marayo Qorshayn, Nidaamin, Hogaamin, iyo Dabagalka khayraadka Ururkaas. Read the rest of this entry »
Helsinki:(SIC)-Ururka Dhalinyarada ee Union Youth Developemnt ry oo xaruntiisu tahey magala madaxda Helsinki ee wadanka Finland ayaa waxuu qabtey tartan hal maalin ah oo ay ka soo qeyb galeen todobo koxood oo ka dhisan Helsinki, Vanta iyo Espoo. Read the rest of this entry »
Hargeysa:(SIC)- Maamulka Somaliland ayaa maanta soo gudbiyay liiska Xubnaha ugu qaybglaya Shirka kadhici doona Magaaladaa London ee Dalka Ingiriiska oo kulun Caalami ah ugu furmi doon Xubno kasocda Somalilnad iyo Soomaaliya. Read the rest of this entry »
Afgoye:(SIC)-Taliyaha guud ee ciidamada AMISOM, Jen. Andrew Gutti ayaa maalin ka hor booqasho gaaban ku tagay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada, halkasoo laba todobaad ka hor ay ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Al-shabaab. Read the rest of this entry »
Nairobi:(SIC)-Kadib kulamo aay yeesheen Beesha Reer Xirsi Ugaas Ayaa waxaay Soo Saareen go aamo ku Aadan Shaqsigii u Matali lahaa Kursiga Xildhibaanimadda Dowladda Soo Socota. Read the rest of this entry »
Muqdisho:(SIC)-Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku guuleystay iney deegaanno dhowr ah ka xoreeyaan Maleeshiyada Al-Qaeda deegaannadaasi oo ku yaala gobolka Shabeellada Hoose. Read the rest of this entry »
Garowe:(SIC)-Wasaarada Caddaaladda iyo arrimaha diinta dawlada Puntland ayaa Tababarro u furay Macalimiinta dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah ee Magaalada Garowe. Read the rest of this entry »
Hargeysa:(SIC)-Guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Xisbiga Kulmiye C/raxmaan C/qaadir Faarax ayaa ka hadlay Saamaynta uu Madaxbanaanida Somaliland ku yeeshay shirkii dhawaan Somalia loogu qabtay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kaas oo sheegay inuu dhaawac weyn gaadhsiiyey qadiyadda Madaxbanaanida dalka ee loo hanka waynaa, isla markaana tibaaxay inaanay jirin wax dan ah oo Somaliland haba yaraatee ugu jiray shirkaasi. Read the rest of this entry »



















