Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Arbaco:(SIC)-Xukuumadda Ankara ayaa sheegtay inay ka furayso Soomaaliya muddo bil gudaheed ah dugsi sare oo maadooyinkiisa ay ka mid noqon doonto luuqadda Turkiga, sidoo kalena lagu dhigan doono maadooyinka kala duwan ee cilmiga.

Dugsigan ayaa waxaa dhigan doonta 120-arday iyadoo sheegtay inay iyagu bixin doonaan buugaagta ay wax ku dhigayaan iyo kuwa kale ee ay wax ka baranayaan, isla markaana aysan jirin wax lacag ah oo laga qaadayo ardayda. Madaxa haya’dda Nil, Bilal Celik ayaa u sheegay warbaahinta Turkiga Arbacada maanta ah inuu socdo qorshaha diyaarinta dhismaha iskuulka iyo sidoo kale qorshe lagu xulanayo ardayda dhiganaysa, isagoo xusay inay hayaan 1,000 codsi oo lagu dalbanayo waxbarashada iskuulka.

“Qorshaheennu waa inaan wax barno 120 arday oo keliya,” ayuu yiri Celik, isagoo sheegay in ardaydaas ay qaadan doonaan maadooyin ay ka mid yihiin: fiisigiska, xisaabta, kimisteriga iyo cilmiga kambiyuutarka, dhammaan maadooyinkanna ay ku bixi doonaan luuqadda Ingiriiska. Sidoo kale, wuxuu sheegay in cilmiyada dhaqanka iyo taariikhda ay ku bixi doonaan luuqadda Soomaaliga, halka cilmiyada ku saleysan diinta ay Carabi ku bixi doonaan. Wuxuuna intaas ku daray in iskuulka lagu baranayo luuqadda Turkiga iyadoo la qaadan doono toddobaadkii 11 saacadood. Mr. Celik wuxuu sheegay in sagaal macallin oo Turkiga u dhashay ay ka mid noqon doonaan macallimiinta wax ka dhigaya iskuulka ay ka furayaan Soomaaliya, inkastoo uusan sheegin magaalada ay iskuulka ka furayaan.

Dowladda Turkiga ayaa waxay kawadaa Soomaaliya olole lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed. Ra’iisul wasaaraha Turkiga Racep Tayyip Erdogan ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay Muqdisho bishii Ogoosto ee sannadkan, isagoo booqday dhowr xero oo ay ku jiraan dad barakacyaal ah.

Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)