Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Siishali:(SIC)-Kulan soconayey laba maalmood (Oktobar 11 & 12, 2011) oo looga hadlayey arrimo la xiriira Bucad badeedda Somaliyeed oo  ay mid yihiin, Xarigooda, Maxkamadeyntooda, dib ugu soo celinta dalkooda kuwa xukuman iyo kuwa xukun sugayaasha ahba, iyo u sharciyenta Maraakiibtu inay shaqaaleeyaan amni rayid ah (Private Security) si ay isaga waabiyaan ama difaacaan Burcad badeedda, iyo sidii Somaliya loogu dhisi lahaa kaabayaashi sharciga, sida Booliiska, Xabsiga iyo Maxkamadaha ayaa galabta ku soo gabagaboobay Jasiiradda Mahe ee dalka Seychelles.

Kulankan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey WG2 oo ka tirsan Kooxda Xiriirka Burcadda ka hirgashay Xeebaha Somaliya(CGPCS – WG2), waxaana daadihinayey Safiirka Thomas Winkler, oo ah la taliyaha xagga sharciga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dawladda Denmark. Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen sharci yaqaanno iyo masuuliyiin kale oo ka socday Hay’adaha la dagaallanka Burcad Badeedda oo ka kala socday in ka badan sideetan waddan, ayaa Somaliya waxaa uga qayb galay wafuud ka kala timid, TFG, Puntland iyo Galmudug. Somaalidii halkaa isugu timid ayaa muujisay midnimo iyo in ay si wadajir ah u xallinayaa dhibaatada Burcadda haddii Caalamku ka taageero, xag farsamo, tayo iyo dhaqaaleba.

Agaasimaha guud ee la dagaallanka Burcadbadeedda Dawladda Puntland, ayaa ka warbixiyey halka ay maraayaan mashariicda kobcinta iyo dib u soo noolaynta hay’adaha sharciga oo ay ururro caalami ay ka wadaan dalka gudihiisa.

Ducaysane, annago tixraacayna codsigii Madaxweynahayaga Dr. Faroole uu u gudbiyey hay’ada Qaramada midoobay bishi May 2010, oo ku saabsanaa DIB U SOO CELINTA SOMALIDA KU XIRAN DIBBADDD EE U XIRAN FALDAMBIYEEDKA BURCADDA, ayaanu heshiis la gallay dawladda Seychelles, bishii April ee sannadkan 2011. Heshiiskaas waxaanu ku caddeynay, in Puntland ay diyaar u tahay inay soo dhaweyso soo celinta Somalida ku xiran Qurbaha ee Xukuman iyo kuwa aan xukunnayba, iyada oo aan loo eegayn qabiil iyo gobolka uu ka soo jeeddo, mar haddi ay caddahay inuu Somali yahay. Heshiiskaas ayaa dhaqan galaya markii la dhiso xabsiyada Puntland oo ay noqdaan heer caalamku u aqoonsado xabsi dhab ah.

Agaasimaha ayaa isagoo hadalkii sii wata, halkaa ku soo gudbiyey warbixin uu ka soo diyaarshey booqasho uu dhawaan soo booqday, maxaabiis Somaliyeed oo ku xiran Seychelles (63 Maxbuus), iyo Mombaasa, Kenya (150 maxbuus). Ugu dambeyntii, Mudane Ducaysane, ayaa caddeyey in Puntland ay ka dhabaynayso ballan qaadkeedii ahaa inay kala shaqaynayso dawladaha caalamka waddo a oo lagu dabar goyn karo Burcadda, diyaarna ay u yihiin inay heshiis la gasho dawladdii diyaar u ah inay soo celiso maxaabiista somaliyeed.

Wafuuddii ka kala socotay TFG, Puntland iyo martidii kale oo shirk aka qayb gashay oo sharci yaqaanno u badnaa, ayaa saaka goob joog ka ahaa, xukun lagu riday 11 dhallinyaro Somali ah oo lagu soo eedeeyey Burcad badeednimo.  Dhallinyaradaas ayaa lagu xukumay 10 sano midkiiba, waxaa ka go’I doona muddadii ay horey u xirnaayeen.

Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

 

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)