Malaysia:(SIC)-Hambalyo dhalasho oo kal iyo laab ah waxaanu u dirayaan lamaanaha kala ah Cali Axmed Xaaji Warsame( Cali dhuux) iyo Faadumo Yuusuf Cabdule oo Gabadhi ugu dhalatay wadanka Austrelia magaalada Melboune 14/10/2011 Gabadhaas oo loo baxshay Suhayla Ali Dhuux, waxaana Leenahay Suhayla Ali Dhuux Noqo Mid Dalkeeda, Diinteeda iyo Walidkeedaba Anfacda….Amiin…..Amiiin..
Hambalyadan waxaa si qaas ah u diraya qaask ardayda wax ka barta dalka Malaysia oo kala ah
Abdi Samed Ahmed Hirad
Ahmed Mohamed Abdi
Abdi Salaan Mohamud Cabdi
Abdi Samed Jama God
Abdi Fatah (Geelle)
Jamal Isse ( Milaano)
Mawlid Abdi
Abdi Qani Birre
Saeed Idle
Mohamed Abdi Rahman (caato)
Daauud
Abdi naasir
Hamdi Mohamed Abdi
Farduus Hassan
Miski Hassan
hooyo Khadiija
Ubax Hirsi
Farah Musse
Libaan Ali Hashi
Abdi Hafid (Azir)
Khadar (Garaad)
Nafisa Hassan
Cabdi Kayse
Ahmed Nadif
Farhan Ali Geelle
Mohamed Abdirahman Ismail
Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer


















