Helsinki:(SIC)-Dhamaan Jaaliyadda SSC Finland waxa la ogeysiinayaa inay jirto xafladii sanand guurada 2aad ee SSC iyo kulankii taageerida ee Shirka khaatumo wuxuuna dhici doonaa maalinimada Axada soo socota taariikhduna ku beegan tahay 23/10/2011, saacadu waaa 17:00 ilaa 21:30
Goobta kulanku uu ka dhacayo waa Helsinki Nuorisotalo.
Wixii faah-faahina intaa dheer kala xiriir ciwaankan Telka: 097262350 ama 0465260093
Mohamud Yahmedgire
Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer


















