Qormo(SIC)-Dhammaan dunidda islaamka iyo dalka boqortooyada sacuudi carabiya waxay u noqotay maalin argaggax leh 21 Nofember 1979, kadib makrii kooxo mayal adag oo shiico ah ay xoog ku qabsadeen masjika barakaysan ee makka al-mukarama , iyagoo gudaha masjidka ku afduubay dad xujay ah.
Ciidamada Sacuudiga ayaa hareeryay masjidka kuna guulaystay inay xoog ku soo furtaan qaybo ka mid ah dadkii xujayda ahaa 25 nofember , inkastoo hawlgalku socday ilaa 4 disember . Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday hay adaha amaanka sacuudi carabiya kooxaha afduubka gaystay waxa ay ahaayeen mintidiin mayal adag oo uu hogaaminayey nin sheegtay inuu yahay mahdi oo la oran jiray juhayman bin maxamed nololna lagu qabtay dabadeed xukun dil ah lagu fuliyay.
juhaymiin binu Maxamed oo la qabtay. kooxihii qabsaday masjidka oo la qabtay
Diyaariye:
Maxamed Jabarti Aadan
jabarti67@hotmail.com
Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer



















