Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Garowe:(SIC)-Shirkii wadatashiga dhinacyada Soomaalida ee ka socday magaalada Garoowe ee Puntland ayaa lasoo gabgabeeyay goor-dhow, iyadoo madaxdii shirkaas ka qaybgalay ay isku raaceen in nidaamka 4.5-ka lagu soo xulo xildhibaanada baarlamaanka soo socda.

Qodobbada ugu muhiimsan ee ay dhinacyadu ku heshiiyeen ayaa waxaa ka mid ah in xubnaha baarlamaanka cusub ay noqdaan 225-xildhibaan, waxaana xafladda laga sheegay in baarlamaanka lagu saleynayo nidaamka awood-qaybsiga beeleed uu shaqeynayo muddo afar sano ah, kaddibna lasoo dooranayo mudanayaal cusub oo ku dhisan habka deegaanka.

Gabagabadii xafladda waxaa ka hadlay madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo labaduba sheegay in shirku uu guul ku dhammaaday.

Madaxweynaha Puntand, Dr. C/raxmaan Faroole oo hadal jeediyay ayaa sheegay in isagu uusan ku qanacsanayn nidaamka 4.5-ka tan iyo markii la keenay haddana uusan ogoleyn balse markii la tanaasuli waayay uu isagu go’aansaday inuu tanaasulo.

Maamulka Puntland ayaa waxay soo jeediyeen in lagu soo xulo Sidoo kale, wuxuu sheegay in cadaadisyo badan la saaray, taasna ay keentay inuu ogolaado nidaamkan si muranka uu meesha uga baxo loona soo gabgabeeyo shirka oo ay ahayd in lasoo gabgabeeyo shalay oo Jimco ahayd.

Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif oo isaguna xaflada gabgabada ah ka hadlay ayaa sheegay in shirka uu ku dhammaaday guul, waxyaabihii la filayaynaay kasoo baxeen lana gudo-galayo fulintiisa. Sidoo kale Sheekh Shariif wuxuu mahad u celiyay shacabka Puntland.

Sheekh Shariif kama uusan hadlin muranka siyaasadeed ee hareeyay shirka, walow uu mararka qaarkood xusayay in la isku daahay taasna xal laga gaaray, iyadoo lasoo gaabiyay khudbadihii la filyay in laga jeediyo shirka.

Madaxdii shirka ka qaybgalay ayaa isla galabta ka dhoofay Garoowe, iyadoo dib ugu laabtay halkii ay ka yimaadeen, waxaana shirkan uu daba socday shir horay loogu qabtay Muqdisho, kaasoo lagu gaaray heshiiskii khariidadda nabadda.

Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Arday dhamaysay Qur,aanka Espoo
Xaflada qalinjabin ah oo loo sameeyay gabdho Soomaaliyeed oo dhameeyay Qur,aanka waxana dhigan jireen Dugsi Quraanka Masjidka Al-Nur Ee Xaafadda Suvella Espoo Daawasho wacan
Furitaanka Xafiiska SORASOD-ry
Waxaa maalintii qamiista ahayd bishuna ku beegnayd La furay Xafiiska Ururka Somali Reconstruction and Social Development-rt SORASOD waxaana ka faa,iidayan dhamaan Jaaliyadda (daawo)
Rer Finland Taageersan Jubbaland
Xaflad Lagu taageerayo maamul goboleedka Jubbaland State Of Somalia ee loo doortay Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka dhacday Maaladda Helsinki-Finland (Daawo)
Guddiga Qaranka Jaaliyadda Finland
Xafalad Lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya oo soo diyaariyeen Guddiga Qaranka Jaaliyadda Finland Daawo)
Xuskii 18-May Ee Jaaliyadda Finland
Xaflad Lagu xusayey 18-May ee Maalinta gooni isutaaga Somaaliland oo Lagu qabtay wadanka Finland
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)