Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Hargeysa:(SIC)-Shirkad laga leeyahay dalka Australian oo lagu magacaabo Jacka Resources ayaa heshiis la gashay shirkadda kale ee Petrosoma Limited inay siiso 50% baadhitaanka Saliida Balooga 26-aad ee Somaliland, sida ay sheegtay shirkada Jacka.

Baloogan oo Baaxadiisu tahay 22,000 Kilometre oo isku wareeg ah ayaa lagu magacaabay Habra Garhajis, kaas oo hore loo odhan jiray Balooga 26-aad ayaa ku yaala Koonfur-Galbeed ee Somaliland.

Mandaqada uu ku yaalo Baloogan ayaa la sheegay inuu geology ahaan shabaho goobaha saliida laga helay ee dalalka Uganda iyo Yemen.

Somaliland ayaa madaxbanaanideeda ku dhawaaqday 1991, taas oo ku naaloonaysa degenaano iyo Xasilooni marka la barbar dhigo Somalia oo muddo 20 sano ah ay ka socdeen dagaalo, inkasta oo Somaliland ay baaqi ku ahayd Ictiraaf la’aan beesha caalamka aanay ka helin.

“Maamulka Shirkada Jacka waxa ay muddo dheer rumaysnayd in Somaliland ay leedahay Muhiimad balaadhan” sidaasi waxa war murtiyeed ku yidhi Guddoomiyaha Shirkada Jacka, Scott Spencer.

Intii uu socday Heshiisku, shirkada Jacka waxa ay ahayd mid shaqaynaysay, ayuu mar murtiyeedku intaasi raaciyey.

Balooga Habra Garhajis ee 26-aad ayaa waxa la xaqiiqsaday inay ku sii jiraan qaybaha SL6, SL7 iyo 10.

Jacka ayaa waxa ay ka hawlgali doontaa sahaminta ugu yaraan 500kms oo baadhis lagu samaynayo.

Bishii November ayay dawladda Somaliland sheegtay in shirkadda Ophir Energy, Asante Oil Iyo Prime Resources ay saxeexeen heshiis ay 18 bilood ku samaynayaan sahamin iyo cilmi baadhis lagu ogaanayo goobaha ama Ceelasha Saliidu ku jirto ee Somaliland.

Warku muu sheegin cida leh shirkada Petrosoma, hase yeeshee sida ay dad khubaro ahi ay Haatuf u sheegeen waxa jirta in xukuumadii hore ee Madaxweyne Rayaale ay dad badan Liisamo u siisay baadhitaanka Batroolka dhulka Somaliland, kuwaas oo inta badan ka koobnaa shakhsiyaad dilaaliin ah oon iyagu haysan maalgalin ku filan oo ay ku fulin karaan hawlaha caynkaas ah.

 Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)