Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Helsinki:(SIC)-Guud ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland, ayaa taci tiiraanyasan hawada u marinaya dhamaan dadkii ku naf waayay Qaraxii 4..4.2012 Muqdisho xarunta dhaqanka iyo mada,daaladda ee Natoinal-Teater oo ay ka mid ahaa yeen Allaha u naxariistee guddoomiyihii Olympikada Soomaaliyeed Marxuun Aadan Xaaji Yabaroo (Wiikh) iyo Guddoomiyaha xiriirka Kubadda cagta Soomaliya, Marxuun Siciid Mugaanbo iyo sidoo kale Marxuun, Xildhibaan Mowliid Macaane . Waxaana leenahay Inaali-laahi wa innaa illayhi raajicuun , Illaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Qosyaskii ay ka tageen iyo qaraabadoodii. Aamiin Illaahoow naga aqbal.

Dhinaca kale Xafladdo loogu barood diiqayo dilki loo gaystay Madaxda Sporska Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaaladda Helsinki iyadoo ay soo agaasimeen ururada Somali Culture and Sports iyo Somali Youth Kanava iyadoo xafladdaasi lagu qabatay labo meelood oo isla magaaladda Helsinki ah.

 

Guddoomiyaha ururka dhaqanka iyo Spotska Soomaaliya, Mudane Axmed Maxamuud Imad ayaa ka hadlay u jeeda xafladdan , isagoo sheegay in Sportska Soomaaliya uu galay Mugdi maadaama buuyi yiri ay geeriyoodeen raggii qibradda u lahaa hoggaaminta hay,addaasi .

 

Dhinaca kale guddoomiya ayaa canbaareeyay falkaasi foosha xun, laguna dilay madaxdii Olympicada Soomaaliya. Waxaan tacsi u dirayaa dhaaman shacbka Soomaaliyeed iyo Ehelkoodii iyo Badhada Sportska Soomaaliya oo aan anigu ka mid ahay.

 

Waxaa tacsi taa la mid ah diraya guddoomiyaha ururka Kanava Mudane Cabdiqaadir Axmed Nuur(Hadaafoow) isagoo sheegay in uu ka xun yahay dhacadaasi foosha xun oo markasta la la beegsado dadka buslshadda wax tarka u ah, isagoo sheegay in geeridu xaq-tahay. Cabudiqaadir Hadaafoow waxa uu codsaday isagoo ku hadlaya magaca Sportska Soomaliya in Walaalahaa la dhintay La iska cafiyo ciddii deyn ku lehna ay noo soo sheegaan si aanu xaqaasi u bixinno , waxaa sidoo sidoo kale uu shacab weynaha Soomaaliyeed uu ka codsaday in la is cafiyo inta naftu nagu jirto. Anigu cid kasta waa iga cafis Anna cafis ayaan dalbanayaa ayuu ku soo koobay hadlkiisa.

 

Intaas ka dib, waxaa makarafoonka loogu yeeray mudane C/Casiis Goodax Barre oo ah xubin kamid ah Goos, isla markaana ah guddoomiye-ku-xigeenka xiriirka Kubadda koleyga Soomaliyeed. Mudane Cadbi-casiis Goodax Barre ayaa si aad ah uga tiiraan-yooday geerida masuuliyiinta. C/Casiis Goodax ayaa sheegay inuu Taleefan kula hadlay wax yar qaraxa ka hor mudane Wiish, saacado ka dibna loo soo sheegay geeridiisa taas oo naxdin weyn ku reebtay. Mudane Goodax ayaa tacsi u diray Goos, xiriirka kubadda cagta iyo qoysaskii ay ka baxeen masuuliyiintaas, isagoo busshada Soomaaliyeed ka codsaday in la iska cafiyo walaalahaas.

 

Cumar Max`ed Jaamac (Cumar Dhega-weyne) oo ahaa xog-hayihii hore ee xiriirka cayaaraha fudud xilligii beri-samaadka, ayaa ka sheekeeyay taariikhdii mudane Aadan Yabarow “Wiish”. Cumar ayaa sheegay inuu la soo shaqeeyay mudane Wiish oo ahaa nin taariiq mug weyn ku lahaa Sportiga Soomaaliyeed. Wiish wuxuu Sportigga ka soo bilaabay garsoore heerarka 3-aad, 2-aad iyo koowaad, ka dibna wuxuu noqday garsoore heer caalami ah.

 

Ka dib, wuxuu noqday xog-hayaha xiriirka kubadda koleyga Soomaaliyeed iyo agaasimaha waaxda dhalinyarada. Ka dibna wuxuu noqday gudoomiyaha xiriirka kubadda koleyga soomaaliyeed oo uu mudo ahaa. Ka dib Wiish wuxuu noqday gudoomiye-ku-xigeenka Olyom-bikada Soomaaliyeed. Ugu dambeyntiina wuxuu ahaa gudoomiyaha Olyom-bikada Soomaaliyeed.

 

Sidoo kale waxaa taariikhda guddoomiyihii xiriirka Kubadda cagta ee Soomaaliyeed Marxuun Siciid Mugaanbe sharaxay mudane Max `ed Cali “Yaanyo” oo ahaa xog-hayihii hore ee xiriirka kubadda Laliska Soomalaiyeed. Yaanyo ayaa sheegay in Siciid Mugaanbe uu ku soo shaqeeyay marxalad adag oo nabad-gelyadu ay aad u xumeyd, isla markaana wakhti iyo maalba uu geliyay horumarinta Sportiga magaalada Muqdisho.

 

Dadkii kullanka baroor-diiqa iyo tacsida ka hadlay oo aad u badnaa waxaa kamid ahaa Asad Caalin (gudoomiyaha gollaha wax-garadka Soomaaliyeed ee wadanka Finland), Cabdullahi Cabdishukri Xuseen oo u hadlay bahda Sportigga Soomaalyieed ee wadanka Finland, Sheekh Maxamed Xasan , Nabadoon cusmar, Axmed Weheliye(Xiji) Cabdi Fitik (cayaaryahankii hore ee kooxda Waxool), Nabadoon Dalmar, Daahir Macallin Max`ud (xog-hayihii hore ee cayaaraha fudud bur-burkii ka dib), Mukhtaar Abiib (masuul arrimaha bulshadda ee magaalada Helsinki), Dr. Cumar (aqoonyahan Soomaaliyeed) iyo C/Qaadir Daadow, Cabdiqaadir Qooye iyo sidoo kale Bahda saxaafadda iyagoo

 

dhamaantod Illaahay u waydiinaya dadkii ku geeriyooday Qaraxaasi in uu Janno Faradoso ka waaribe Ehelkii ay ka tageena samir iyo iimaan uu ka siiyo

 

 Gunaadka xafaladaasi baroor diiqada ah ayaa ku soo idlaatay jawi aad u wanaagsan iyadoo dad weynaha goobtaasi isugu yimid Inadhahood aad ka dheehan karto in ay ka xun yihiin Qarax-yadda is-daba jooga ah ee la la beegsanayo dadkii horseedka u noqon lahaa Bulshadda Soomaaliyeed.

Goordhow fillo sawiraada

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Arday dhamaysay Qur,aanka Espoo
Xaflada qalinjabin ah oo loo sameeyay gabdho Soomaaliyeed oo dhameeyay Qur,aanka waxana dhigan jireen Dugsi Quraanka Masjidka Al-Nur Ee Xaafadda Suvella Espoo Daawasho wacan
Furitaanka Xafiiska SORASOD-ry
Waxaa maalintii qamiista ahayd bishuna ku beegnayd La furay Xafiiska Ururka Somali Reconstruction and Social Development-rt SORASOD waxaana ka faa,iidayan dhamaan Jaaliyadda (daawo)
Rer Finland Taageersan Jubbaland
Xaflad Lagu taageerayo maamul goboleedka Jubbaland State Of Somalia ee loo doortay Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka dhacday Maaladda Helsinki-Finland (Daawo)
Guddiga Qaranka Jaaliyadda Finland
Xafalad Lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya oo soo diyaariyeen Guddiga Qaranka Jaaliyadda Finland Daawo)
Xuskii 18-May Ee Jaaliyadda Finland
Xaflad Lagu xusayey 18-May ee Maalinta gooni isutaaga Somaaliland oo Lagu qabtay wadanka Finland
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)