Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Aragti:(SIC)-Shacab ama mujtamac wuxuu ka toosaa saddex unug ama qeyb-bood kuwaasoo kala ah-

1. Madaxda ummadda hoggaamisa oo si wanaagsan iyo cadaalad u meelmarisa hawlo maalmeedka bulshada iyagoo mideysan-

2. Culimada iyo Nabadoonada oo iyagoo mideysan ummadda ku hoggaamiya tubta toosan

3. Ganacsatada oo iyagoo mideysan bixiya canshuuraha haddii ay arkaan maamul wanaagsan

oo sugay ammaanka, soona jiitay kalsoonida shacabka.

Haddaba waxaa aad iyo aad muhiim u ah doorashada madaxtooyada iyo barlamaanka oo foota kusoo haya Galmudug, walow ilaa iminka uusan maamulka hadda jiraa uusan magac-caabin (Guddi Qabanqaabo doorashada) haddana waxaa durbaba bilowday guux weyn iyo shaqsiyaad isku soo sharaxay xilka madaxtooyada Galmudug State, taasoo ah rajo wanaagsan iyo bilow fiican.

Shacabka Galmudug waxay rajaynayaan in xilka madaxtooyada loo doorto shaqsi leh aqoon sare iyo khibrad dowladnimo kaasoo lagu soo xusho oo kaliyah in uu xilkaas uu gudan karo oo uu u qalmo( chosen on merit only). Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ” rag saddex ka ogow- gudoon jiclisan, gar-weecsan iyo gacan gudhan ama guran”.

Galmudug waxay u baahan tahay hoggaan ama hoggaamiye aragti dheer( visionary leader), daacad ah, diin iyo damiir fiyow leh oo shacabka u horseeda cadaalad, horumar iyo midnimo. Waxaa hubaal ah haddii madaxtooyada Galmudug uu kusoo baxo shaqsi u qalma oo soo jiita kalsoonada shacabka oo dhan in aqoonyahanka iyo waxgaradka qurba joogta ah oo reer Galmudug ay dhaqso ugu soo laaban doonaan dalka hooyo iyagoo diyaar u ah in ay ka qaybgalaan kaabidda iyo dib u dhiska dalka hooyo ee xagga ilaha waxbarashada, dhaqaalaha, maamulka dowladda, ammaanka iyo wixii lahalmaala.

Sida aanu ku hayno xogo jira, Galmudug waxay kamid tahay gobolada ugu hodansan dalka Somalia, hanoqoto bad,xoolo, macdan iyo muhiimadda halka ay kutaal intaba, balse waxay u baahan tahay dad ehel u noqda in ay iyagoo mideysan ay munaafacsadaan hodantinimadaas Alle.

Dad waxaa ragaadiya qurunka qabyaaladda, waxaana horumariya isku duubni, midnimo, xaqsoor ijtimaaci ah iyo ladagaalanka musuqmaasuqa.

By Hassan Shirwac

Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)