Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Muqdisho:(SIC)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan sannad guurrada 52-aad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed u diray Xoogga dalka, isagoo u rajeeyay in ay sannadaha soo socda dib u soo celiyaan awooddii Ciidammada Xoogga dalka.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali oo warbaahinta qaranka xafiiskiisa warreysi ku siiyay ayaa ugu horreyn Hambalyo diiran u diray guud ahaan ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, gaar ahaan Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Xaasaskooda.
Sidoo kale Ra’iisul wasaare Cabdi Weli ayaa xusay in ciidammada Xoogga dalka ay dalka iyo dadka u horseeddeen amni iyo guul, isagoo ugu Hambalyeeyay sida ay ugu heellan yihiin Difaaca iyo horreynta dalkooda.
“Ciidammada Xoogga dalka la mid ahan ciidammada kale, in kastoo aan ciidammadeenna kala Jecleen, haddana waa ciidammada ugu horreeya ee u taagan Difaaca dalka iyo illaalinta shafarta shacbaka Soomaaliyeed, ayuu yiri Ra’iisul wasaare dalka.
Dhinaca kale Ra’iisul Xuukuumadda ayaa carrab ku adkeeyay in lagu dadaalli doono Tayenta ciidammada Xoogga dalka iyo guud ahaan ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, isagoo sheegay in ay ummaddooda ugu adeeggaan xaalad adag, isla markaana ay waqti walba diyaar u yihiin in ay Naftooda u hurraan dalkooda Difaaciisa.
Ugu dambeyntii mudane Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa Ciidammada Xoogga dalka u rajeeyay in sannadkan sannadkiisa ay ku gaaraan Horumar iyo nabad, isagoo Alla uga baqyay in uu garsiiyo kaalintii ciidannimo ee ay adduunka uga jireen.

Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Arday dhamaysay Qur,aanka Espoo
Xaflada qalinjabin ah oo loo sameeyay gabdho Soomaaliyeed oo dhameeyay Qur,aanka waxana dhigan jireen Dugsi Quraanka Masjidka Al-Nur Ee Xaafadda Suvella Espoo Daawasho wacan
Furitaanka Xafiiska SORASOD-ry
Waxaa maalintii qamiista ahayd bishuna ku beegnayd La furay Xafiiska Ururka Somali Reconstruction and Social Development-rt SORASOD waxaana ka faa,iidayan dhamaan Jaaliyadda (daawo)
Rer Finland Taageersan Jubbaland
Xaflad Lagu taageerayo maamul goboleedka Jubbaland State Of Somalia ee loo doortay Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka dhacday Maaladda Helsinki-Finland (Daawo)
Guddiga Qaranka Jaaliyadda Finland
Xafalad Lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya oo soo diyaariyeen Guddiga Qaranka Jaaliyadda Finland Daawo)
Xuskii 18-May Ee Jaaliyadda Finland
Xaflad Lagu xusayey 18-May ee Maalinta gooni isutaaga Somaaliland oo Lagu qabtay wadanka Finland
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)