Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Khamiis:(SIC)-Xarunta taqsuusaadka sare ee jaamacadda SIMAD ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay siminnaar socday muddo shan maalmood ah oo loo qabtay maamulka, macallimiinta iyo dhammaan shaqaalaha jaamacadda SIMAD.

Ujeeddada siminnaarka ayaa ahayd sidii jaamacadda SIMAD ay u qaadan lahayd shahaadada ay bixiso hay’ada International Organization Standardization (ISO) oo ah hay’ad caalami ah, iyadoo simnnaarka lagu baranayay nidaamka tayo ee ay dejisay haya’dda ISO .

Ugu horreyn, waxaa xafladda xirtaanka siminnaarka ka hadlay guddoomiye xigeenka jaamacada SIMAD, C/raxmaan Anas isagoo ka sheekeeyay faa’iida siminnaarka uu u leeyahay jaamacadda, isagoona tilmaamay in barnaaminkan uu qayb ka qaadan doono istaraatijiyadda jaamacadda SIMAD ee shanta sano ee soo socota oo la filayo in ardayda jaamacadda ay gaaraan 20,000 halka maanta ay ku dhow yihiin 4,000.

Guddoomiyaha jaamacadda SIMAD, C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo soo xiray xafladda siminnaarka lagu soo gabagabeynayay ayaa u mahadceliyay macalimiin ajaanib ah oo bixinaysay tababarka iyo dhammaan maamulka, macalimiinta iyo shaqaalaha jamaacadda.

“Dadka u baahan waa innaga, dadka taariikhda reebaya oo la xasuusan doono waa innaga, dadka laga rabo inay sameeyaan waxaasna waa innag,” ayuu C/raxmaan ku yiri hadalkiisa isagoo la dardaarmayay ka qayb-galayaasha siminnaarka.

Sidoo kale, guddoomiyaha jaamacadda ayaa ugu baaqay shaqaalaha iyo maamulka Jamaacada in laga shaqeeyo sidii loo baahi tiri lahaa shacabka Soomaaliyeed isla mrakaana kor loogu qaadi lahaa aqoontooda.

Hay’adda International Organization Standardization oo marka magaceeda lasoo gaabiyo la yiraahdo ISO ayaa ah hay’ada ka shaqeysa ilaalinta tayada jaamacadaha dunida, iyadoo jaamacadda SIMAD ay rajeynayso inay noqoto jaamacaddii ugu horreysay oo hesha shahaada ay bixiso hay’addan.

Maamulka jaamacadda SIMAD ayaa dhawaan Muqdisho ka furay xarunta takhasusi sare ah taasoo meesha ka saartay baahi ah in ardaydu ay waxbarasho takhasusi ah u doontaan dalka dibaddiisa.

Waxaana xusid mudan in dhawaan jamaacaddu ay ku biirtay ururka jamaacadaha Afrika, isla markaana heshiisyo dhanka waxbarashada ah ay la gashay hay’ado ka shaqeeya waxbarashada oo ku yaalla dalal ay ka mid yihiin: Kenya, Malaysia, Uganda iyo kuwa kale.

 Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)