Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

C/w:(SIC)-Wararka naga soo garaya Magaalada Cabudwaaq ee bartamaha Somalia aya waxaay tibaxayaan in Magaladaasi ay manta ka jiraan dhaqdhaqaaq Ciidan oo ay wadaan Ciidamada Maamulka Ahlusunna Waljamaca.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in Ciidamada Ahlusunna ay manta ku sugan yihiin Gudaha iyo daafaha Magaalada waxana lagu wada in ay Howlgalo lagu soo celinayo Amaanki faraha kabaxay ay halkaasi ka sameyaan.

Ciidamadan manta la soo dhobay Gudaha iyo daafaha Magalada Cabudwaaq aya waxaay daba socdeen Wada hadalo wayadanba u socday Masuliyinta Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee waqoyiga Galgaduud iyo Golaha Guurtida Waqoyiga Galgaduud oo uu hogaaminayo Ugaas Axmed Barre Takoy kuwaas ugu danbeyn la isku afgartay in Maamulki Ahlusunna Waljamaca oo lagu soo daro Aqonyahano ka soo jeeda deeganka dib lo howl galiyo.

Ila xog ogaal ah aya ino xaqijiyay in labada dhinac ay ku heshiyeen in Xilalka Amniga iyo Garsoorka ay qatan Ahlusunna Waljamaca halka inta kale ay qadan doonan Aqonyahano ka soo jeeda Waqoyiga Galgaduud kuwaas oo lagu soo xulidoono qibrada ay u leyihiin Xilka lo magacaabayo.

Amniga Magaalada Cabudwaaq aya faraha ka baxaay ka dib Marki Maamulki Ahlusunna ee Magaladaasi u joojiyay Adegyadi dhanka nabad galiyada aha ee uu ka waday Magaalada Cabudwaaq waxana arinkaasi sabab uu aha Dagaal Maamulka Ahlusunna iyo Xildhibaan ka tirsan Barlamanka somali ku dhex maray Gudaha Magaalada Cabudwaaq waxana dagaalkaas ka dib Magaalada ka dhismay Maamulo Isbarbar yaacaya oo ay ku dhawaqeen rag u badan qurbajoog .

Inta badan bulshada ku nool magaalada Cabudwaaq aya waxaay dalbanaya in mar un lo soo celiyo Maamulki ahlusunna Waljamaca ee Magaaladaasi ka hergaliyay Sharciga iyo kala danbeynta taas oo Magalada Cabudwaaq ka dhigtay Mid ka mid ah Magaaloyinka ugu nabada badan Wadanka Somalia

Maamulka Cusub aya waxaa uu wata Magaca Ahlusunna Waljamaca balse waxaa uu si weyn uga gadisnan doona Maamulki hore marka lo firiyo xaga Arimaha bulshada iyo hormarinta deeganka waxana ka soo dhex muqaan doona qurba joog iyo qorax joog ereyga qorax joog macnihiisu waa dadka aan qurba joogta ahayn wana erey Cusub oo uu soo siyaadiyay Kabiirka kooxda qaylodhan Abwan Cabdi Shire .

Isku soo wada duubo Maagalada Cabudwaaq ee Waqoyiga Galgaduud aya waxaay ka mid tahay Magaaloyinka ugu Waaweyn gobolada dhexe ee Somalia ayado Maamulki ugu danbeyay ee Magalaadasi Canshuur ahan uu ka soo xareyn jiray lacag dhan 86,500 sideetan iyo lixkun iyo shan boqol oo dolarka maraykanka ah Bil kasta taas oo hadi si wanagsan lo maamulo wax weyn ku soo siyaadin karta hormarka Magaalada.

xigasho kismaayo24.com

Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)