Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Qardho:(SICI)-yada oo maalmihii u danbeeyey ay da’ayeen roobabkii guga ayaa roob lixaad leh ka da’ay deegaanada ku xeeran magaalada Qardho, Roobka oo bilowday wax yar ka hor salaadda subax ama saacaddu markey ahayd 04:00 Subaxnimo ayaa sababey in biyo lixaadleh ay ku soo fatahmaan magaalada Qardho.

Roobabka ayaa xoogoodu ka da’een galbeedka magaalada halkaas oo caan ku ah in biyo gaara bad-weynta Hindiya ay ka soo jabaan.

Subaxnimadii hore ee saaka markii uu bilowdey dhaq-dhaqaaqa dadka ee dhanka ganacsiga ayaa dadku isla dhexmarayeen in biyo soo dhacayaan ama dhanka galbeed biyo ka soo socdaan taas oo aysan dheg jalaqu siin, Waxaa hal mar is qabsadey guuxa biyaha oo afka kuwata dhir, jiingado iyo aalado kale ayaa hal mar dhankasta magaalada u tafey una dhaafey, waxaana biyuhu hal mar kala xireen labada dhinac ee magaalada.

Iyada oo magaalada Qardho ay ku taalo dooxo biyo mareen ah ayey biyuhu lahaan jireen goobo cayiman ee ay maraan isla markaana waxyeelada ay geysan jireen ay ahayd mid aad u yar. Kadib burburkii Dawladdii Soomaaliya waxaa dadku degeen oo weliba dabaqyo ka dhisteen dooxii biyihu mari jireen iyaga oo geliyey lacag aad u faro badan si aan guriyahaasi u dumin, waxaana ay sababeen in biyuhu ay magaalada dib ugu noqdaan.

Inkasta oo aysan jirin khasaaro naf oo wax ku noqotey biyaha ayaa haddana waxaa biyuhu horey iyo gadaal ka galeen bakhaarada raashinka, kuwa dhismaha iyo ganacsi kale iyada oo dad badan ay ku cayroobeen.

Ka sokow khasaaraha yar ee gaarey dadka qaarkiis ayaa haddana dadku aad ugu faraxsan yihiin biyahan lixaadka leh oo magaalada dhex gulucleynaya kuwaas oo waxa laga faa’idayo ay tahay caws ka soo baxa oo keliya isla markaana aysan jirin qaab kale oo looga faa’ideysanayo biyahan gaaray Badweynta Hindiya, dadku awood uma lahan in ay samaystaan biyo xireeno ay ku celiyaan Biyaha isla markaana uga faa’ideystaan siyaabo kala geddisan.

Marka aad eegto guuxa biyaha dhulka gulucleynaya,dhawaaqa raha iyo roob-ladhacda dhulka yaacsan, baalaleyda iyo shinbaraha kolba dhinac isu raacaya, buuraha Qardho oo daruuro subxeed ku gadaaman yihiin, waxaad ka marag ka caysaa Qurux aduun, sidoo kale waxaa kuu soo baxaya ayaan darada haysata magaalada Qardho marka aad eegto dhanka amniga iyo maamul xumida ka taagan ee ay kaga hartey qayrkeed.

Sakriye phantastic

e-mailkayga zekeriye004@gmail.com

Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)