Oslo:(SIC)-Sidda uuQadka Taleefonka iigu Sheegay Engineer Karar Shugri Dhoomey Waxaa 1da Luulyo Magaaladda Oslo ee Caasimadda Dalka Nowayd, Lagu qabanayaa Xafladdii MaalintaXuriyadda Dalkeena hooyo ee Soomaliya iyo Furitaanka Xaafiiska Xisbiga TayoFaraciisa Norwayd. Sidoo kaleEngeneerka Ayaa sheegay inaay xafladaasi kasoo qayb galataan Madax Soomaliyeedoo kalakala imaanaysa Dunidda Dacaladeeda ayaddoo dadka Sidda gaarka ah uu iiguCarababaabeyna uu kamid yahay halgamaa Cabdulqaadir Cali booleey. Hadaba WixiiFaah Faahinna ka fiirso flyerka hoos ka muuqda
Cali YaasiinGurbe
Sweden,Gothenburg
Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer


















