Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Gaal-kcyo:(SIC)-Ciyaar kubadda cagtaa oo lagu maamuusayay xuska 1da Luulyo oo galabta

labada dhinac ee Gaalkacyo ku dhex martay garoonka Yamays Stadium.

Ciyaartan oo ay soo qaban qaabiyeen bahda sportska Soomaalida ee

Holland oo hormuud uu ka yahay C/ladhiif Islaw (foor gacan) ayaa

galabta waxay dhex martay laba kooxood oo ka kala yimid Waqooyiga iyo

Koonfurta Gaalkacyo ee kala hoos taga Puntland iyo Galmudug isagoo oga

dan lahaa isdhex galka bulshada dabaal daga ku aadan munaasabada 1da

Luulyo oo ah maalintii ay xornimada qaateen Gobolada koonfureed ee

Soomaaliya ayna midoobeen Waqooyi iyo Koonfur 1dii bishii 7aad

Sanadkii 1960kii.

Furitaankii ciyaartan ayaa waxaa furay Gudoomiyaha Dhalin yarada iyo

Ciyaaraha Mudug C/hodan dayax leef iyadoo markaasi ka dibna ciyaarta

intii aysan bilaaban halkaasi hadalo dhiiri galin iyo hambalyo u

badan ka jeediyay C/qani carabeey oo wakiil oga ah Mudug bahda

Sportska Ee Netherlands gaar ahaan C/ladhiif Islaw (Foora gacan).

Gudoomiyaha hurmarinta dhalinyarada yar yar macalin maxed cabdala adaan ayaa ku tilmaamay mantay in ay tahay maalin qaali ah 1 luuliyo wuxu u mahad ciliyay bhada sports ee holand gar ahaan cabdifitax islow foorkacan oo uu ku tilmaamay in halyay ah oo gartay qiimaha uu leeyahay sports iyo dhalinyarada

Gudoomiyaha dhalin yarada iyo ciyaaraha Mudug C/hodan dayax leef ayaa

u mahad celiyay C/ladhiif islaw oo gacan ka gaysta hormarinta

ciyaaraha iyo labada kooxood ee Sohda oo ka socotay koonfurta

Gaalkacyo iyo Kaambo oo ka socotay Waqooyiga Gaalkacyo, Gudoomiyaha

ayaa xusay qiimaha ay leedahay 1da Lulyo oo ah maalin ku weyn maanka

qof walboo Soomaali ah.

C/qani carabeey ayaa mahad celin ka dib dhalin yarada ku booriyay inay

sii laba jibaaraan ciyaaraha oo la aamisan yahay inay ka qayb qaataan

xasiloonida iyo isdhex galka bulshada.

Macalin C/ladhiif Islaw (foora gacan) ayaa ka mida shakhsiyaaka inta

badan ka qayb qaata Hormarinta dhalin yarada iyo ciyaaraha mana aha

markii ugu horaysay oo uu qabto tartamo iyo ciyaaro dhiiri galiya

isdhex galka iyo hanka barbaarta xiisaysa ciyaaraha kuwaasoo uu ku

kala qabto gudaha iyo dibada.

Ciyaartan oo daawashadeeda ay ka soo qayb galeen boqolaal qof oo isaga

kala yimid Xaafadaha kala duwan ee Gaalkacyo ayaa aakhirkii ku soo

dhamaatay 1 –0 oo ay guusha ku raacday kooxda Sohda oo matalaysay

Koonfurta Gaalkacyo.

Gabagabadii kooxdii ku guulaystay ciyaarta iyo kooxda Kaambo oo guul

daraysatay waxay ka codsadeen bahda Sportska ee Holland inay sii

balaariyaan dadaalkooda ku aadan dhiiri galinta ciyaaraha gudaha

iyadoo ay xuseen in hadii taasi ay dhacdo ay ka badbaadayaan

waxyaabaha lidka ku ah dhalin yarada sida Amni wax u dhimida,Burcad

badeeda,Daraagiska iyo anshax xumada.

Cabdiqani khaliif

Gaalkacyo/ somalia

Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Arday dhamaysay Qur,aanka Espoo
Xaflada qalinjabin ah oo loo sameeyay gabdho Soomaaliyeed oo dhameeyay Qur,aanka waxana dhigan jireen Dugsi Quraanka Masjidka Al-Nur Ee Xaafadda Suvella Espoo Daawasho wacan
Furitaanka Xafiiska SORASOD-ry
Waxaa maalintii qamiista ahayd bishuna ku beegnayd La furay Xafiiska Ururka Somali Reconstruction and Social Development-rt SORASOD waxaana ka faa,iidayan dhamaan Jaaliyadda (daawo)
Rer Finland Taageersan Jubbaland
Xaflad Lagu taageerayo maamul goboleedka Jubbaland State Of Somalia ee loo doortay Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka dhacday Maaladda Helsinki-Finland (Daawo)
Guddiga Qaranka Jaaliyadda Finland
Xafalad Lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya oo soo diyaariyeen Guddiga Qaranka Jaaliyadda Finland Daawo)
Xuskii 18-May Ee Jaaliyadda Finland
Xaflad Lagu xusayey 18-May ee Maalinta gooni isutaaga Somaaliland oo Lagu qabtay wadanka Finland
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)