Waraysi: Dr. Amed Farah Du,alle
Waraysiga: Madaxweynaha Jubbaland State of Somalia oo ay waraysatay shabakadda Saadaalnews.com waxaan dib u habayn ku sameeyay Somaliinfo ( Daawo )
Taageerada Wasiir kuxigeenka W/F
Kulan lagu taageeray wasiir kuxigeenka wasaaradda warfaafinta iyo Boostada Cabdi-shakuur Cali Mire oo ay ka qayb galeen wariye yaasha gobolka Banaadir
Shariif Xasan Dhacdo Rasmi ah !!
shariif xasan oo u dhaartay wasiir xoosh iskuna haystay 8 xubnood baarlamaan ah daawo Vediogan)
Booqo boggan waa kuu muhiim !!
Shirkii Garowe oo lagu hishiiyay !!
Shirkii Wadatashiga Soomaalida ee ka socday Garowe oo soo af-meermay, Maxaase lagu hishiiyay(+Sawirro)
Daawo Muuqaalka Caabud-waaq
Vedeogan waxaan ka soo diyaarinay muuqaalka guud ee caabud-waaq , waxaan filyaa in aad ka boggan doontaan muuqaal keeda Daasho wacan)
R/W Gaas iyo M/weynaha DS-Ethopia
R/W Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethopia iyo Madax kale(+Sawirro)
Dhagayso Muxaadarooyinka
Qudbad ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Sheekh Maxamed Idiris Daawasho wacan)
Starsom Traveling Agency
Waxay kuu jaraysaa tigidho diyaaradeed oo caalamka meeshii aad ka doonto(Riix Halkan)
Finland Channel-tv Links

Muqdisho:(SIC)-Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ahaa Guddoomiyahii hore Barlamaanka KMG ayaa kulan la qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mahiigga. Shariif Xasan oo halkaas looga yeeray ayaa sida Ilo Hoose oo aanheleyno ay sheegayaan Xafiiska Mahiga looga Yeeray ayaa lagala hadlay arrimo ku saabsan Guddoomiyaninimadiisa iyo Musharaxnimadiisaba.

Shariif Xasan ayaa loo sheegay sida xogta aanu heleyno ay sheegeyso inuusan ahayn wixii xiligaas ka bilowda Guddoomiye isla markaana uusan hoggaamineyn Baarlamaanka dib dabna uusan u hor imaan karin Baarlamanka.

Shariif Xasan ayaa sida wararku sheegayaan sidoo kale la farageliyey Musharaxnimadiisa Madaxtinimo Soomaaliya oo dhawaan uu xilkaas isu soo taagay. Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa la sheegay in ay arrintaasi Weji Gabax ku keentay taasoo uusan Filanayn xiligan oo uu taagan yahay Ol olaha Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya

Shariif Xasan oo ka mid ahaa Saxiixayaashii Road-Mapka ayaa ka hor intii uusan noqon Guddoomiyaha Barlamanka waxaa lagu Eedeeyn jirey inuu ku lug lahaa Lacago la Musuq maasuqay intii uu isagu ahaa Wasiirka maaliyadda tasoo ilaa iyo hadda Xaqiiq loo hayn.

Arrintan ayaa waxaa ay imaanaysaa Xilli Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya uu wado kala shaandheynta Xubnaha qaybta ka noqonaya Baarlamanka iyo waliba Musharixiinta Xilka Madaxweyninimada Soomaaliya isu soo taagaysa

Hase yeeshee raga siyaasada u dhuun daloola ayaa sheegeya in Mahiga uu ku talax tagey arrimaha siyaasada Soomaaliya islaamrkaana uu faragelin toos ah uu ku hayo arrimaha Xiliga kala guurka waxaana maalin weliba ka soo baxaya warar sheegaya in Mahiga ka dhex shaqeynayo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku howlan qaabkii looga gudbi lahaa marxalada kala Guurka.

Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo si Cad u Diidey in la soo Magacaabo Xildhibaanadii Hore.

Iyadoo weli ay soconayaan Hawlihii lagu soo xulayay Xildhibaanada qaybta ka noqonaya Xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya ayaa Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan arrimaha Somaliya UNPOS wuxuu diiday dibna u soo celiyay Liiska illaa Dhowr Xubnood oo hore uga Tirsanaa Barlamaankii Federaalka Soomaaliya.

Kulamo aan kala go’ lahayn dood dheer iyomuran badan kaddib ayaa Xafiisku waxaa uu diiday Liiska Xubnahaas oo ay hore u soo gudbiyeen Beelahooda kaddibna uu Xafiiska u soo gudbiyay Guddiga farsamada.Ilo ku dhow dhow Xfiiskaas ayaa inoo xaqiijiyay in Xildhibaanadaas oo badankooda ka soo jeeda Beealaha Hawiye uu diiday Xafiiska inuu qabto Liisaskooda.

Xubnahan oo hore uga Tirsanaa Barlamaanka Soomaaliya ee Xilkiisu sii dhamanayo ayaa mar kale Beelahooda waxaa ay u soo xuleen in ay ka mid noqdaan Xubnaha Cusub ee Barlamanka loo qaadanayo in kastoo dib loo soo celiyay.

Waxaan caddeyn Sababaha dhabta ah ee lagu ciladeeyay Xubnahaas in ay dib uga mid noqdaan Barlamanka Cusub ee haatan la abaabulayo madaama ay beelahooda soo gudbiyeen soona xusheen. Si kastaba qaar ka mid ah xildhibanadan oo markii ay warkaas maqleen kulamo qaatay ayaa ku guuxay inaysan yeeleynin hadalka ka soo yeeray Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay Soomaaliya arrintaasina laga yaabo in ay keento Dagaal mar kale bur buriya Muqdisha waase Goorma hadalkani waa Goor ay Xeero iyo Fandhaal kala dhaceen.

Waxaa Mooda in Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobey uu faraha la galey arrimaha Siyaasada Soomaaliya ka dib markii Odoyaasha ku Cadaadiyey in ay soo Magacaabaan Ruux iyaga ay doonayaan si uu uga mid noqodo Xildhibaanada Baarlamaanka.

Amiin Khasaaro
amiinkhasaaro@hotmail.co.uk

Somaliinfo kala soco warar dhex dhexaad ah had iyo jeer

 

Leave a Reply

Radio Somali-Info Axadkasta 12-13

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Baro Luuqada Finnishka!!!
Adan Abdi- Gud. Ururka Gannaane
Guddoomiyaha ururka Gannaane-ry Adan Abdi Kharash oo waraysi siiyay Somalichannel-tv isagoo ka war bixinaya waxqabdka ururka (Daawo)
Waraysi Dr.Said Karshe Helsinki
Waraysi: aanu la yeelanay Dr.Siciid Kaarshe oo ka mid ah aqoon yahanada Soomaalida Helsinki-Finland ee Daawasho Wacan
Saleebaan Xagel-toosiye iyo Helsinki
Wafdi xeer caalami ah oo u hogaaminayo Wasiirka dibu-dejinta Somaliland Saleebaan Xagele-toosiye oo xaflad soo dhawayn ah u sameeyeen Jaaliyadda Somaliland ee Helsinki(Daawo)
Wasiirada Finland iyo Muqdisho !!
Wafdi Heer Waasiira ah oo ka Socda Finland Oo gaaray Muqdisho 1.4.2013(Sawirro)
Tacasi: Sheekh Cabdiqadir Gacmeey !!
Jaaliyadda Filand kana soo jeeda Puntland oo tacsi hawada umarinaya Sheekh Cabdiqaadir Faarax ( Gacmeey) Illaahay ha unaxariisto:
Aroos: Xassan iyo Faadumo
Hambalyo Meherka iyo Arooska Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu March 2, 2013 Arooskoodu ka dhacay magaalada Joensuu ee wadanka Findland.
Ray Waa Caawiyaha Ururada Bulshada
Ray-Tukee waa urur caawiye ururada wax-qabadka la yimaada (Riix-Halkan)
Dalbo Mashruuca Luuqadaha !!
Dalabka Mashruuc Dhaqaale oo Lagu horumarinayo Luuqado Badan Iyo Farshaxanka (RIIX-HALKAN)
IOM How-shaqo ka wada Samaliya
Hay,adda IMO Iyo Wasaaradda Arrimiha Dibadda Ee Finland Oo Howlo Shaqo Ka Fuliyay Wadanka Soomaaliya.
Kanva oo koox siisay Qalab Spotrs
Ururka Kanava xaruntiisa Muqdisho oo kooxo Sports ah guddoon siisay Qalab Isboorti .
Fasiirka Jabuuti u fadhiya Finland
Safiirka u fadhiya Jabuuti dalka Ruusha iyo Finland oo booqosho ku yimid Helsinki Asagoo la kulmay madaxda dalka Finland
Xaflad LaguTaageeray Jubbaland
Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland Oo lagu qabtay Magaaladda Helsinki( Daawo)
Taageerada Madaxweyne Xasan Skeekh
Jaaliyadda Soomaalida Finland oo Xaflad Taageera ah u samaysay Madaxweyne Xassan Sheekh( Daawo)
Xariif-Shop Helsinki-Finland
Dukaanka Xariif-Shop Waxa ku yaala Xaafadda Sornainen Ciwaanka Hameentie 36 Helsinki Waxaad u soo raaci kartaa, Daraamka 7B iyo 6 Hadaba hamoogaan Dukaanka Xariif .Shop oo diyaar kuula ah adeeg hufan iyo soo dhawayn ( Daawo)