Khamiis, June, 28, 2018 (HOL)– Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay tiro kale oo ka badan 50 qofna waa ay ku dhaawacmeen dab-qabsaday suuq ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
READ MORE FROM THE SOURCE: 15 qof oo ku dhimatay dab-qabsaday suuq ku yaalla magaalada Nairobi