15 sano oo xabsi ah oo lagu riday haweenay katirsanayd shaqaalaha dowladda hoose ee Xamar

0
78

Talaado, December, 31, 2019 (HOL)- Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta 15 sano oo xabsi ah ku xukuntay haweenay lagu magacaabo Faadumo Kornayl oo katirsanayd shaqaalaha ururka haweenka ee dowladda hoose Xamar.




SOURCE: 15 sano oo xabsi ah oo lagu riday haweenay katirsanayd shaqaalaha dowladda hoose ee Xamar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.