Sida lagu daabacay Boga Idaacada Garowe ee Garowe Online Musharaxii looga adkaaday tartankiii Puntland ahaana wasiirkii waxbarashada Cali Xaaji Warsame ayaa raali-galin ka bixiyey hadal uu sheegay xiili uu Waraysi uu siiyay Deparani, kaasoo uu kaga hadlay xaaladda Puntland dhaliilna ugu soo jeediyay Madaxweyne Gaas. Qoraal uu caawa soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku beeniyay […]
READ MORE FROM THE SOURCE: ” 2014 Hadii Dib loo dooran lahaa Faroole Puntand Qalalaase siyaasadeed iyo amni xumo ayeey gali laheyd “Cali Xaaji Warsame