Home » September 26th, 2017 Entries posted on “September, 2017”

JINKU MA JECLAAN KARAA INSIGA?

JINKU MA JECLAAN KARAA INSIGA?  sida aynu ognahay jinku wuu jeclaan karaa insiga taasna maaha waxa in badan laga hadlo waayo dadka badankiisu uu arkaa qof la leeyahay waxaa ku jira jin  hasa ahaatee waxaa is weydiin leh sideejinku ku jeclaan karaa  binu aadanka  waxaa hadaba jira sababo uu jinku ku galo qalbiga iyo jidhka […]

September 26th, 2017 | Posted in Arrimaha Bulshada | Read More »

AQRISO:SALAMAHA DADKA IS JACEL

KOOLKOOLI MEDIA waxaa ka goan soo gudbinta arimaha quseya jacaylka halkan waxaan  ku falan qeeyndonaa  salaamaha ay isu diraan dadka is jecel ee ku midoobay nolosha salaamahaas oo aan u kala qaadi doono dhawr qaybood sida marka labada qof jacaylkoodu bilaw yahay marka dhex dhexaad uu yahay iyo marka uu meel fiican u marayaayo iyo […]

September 17th, 2017 | Posted in Arrimaha Bulshada | Read More »

AQRISO:RAGA IYO DUMARKA KEBA BEN BADAN

Sheegista beentu waxay ka mid tahay waxyaabaha diinta Islaamka ay inaga xarimtay, hase yeeshee waa aadane iyo caadadiisee lagama waayo in uu doc ama hareer maro wax badan oo laga digey inay dambi tahay. Beentu qofku uu sheego waxaa lagu tirayaa inay tahay waxyaabo ku yimaado siyaabo kala duwan ha ahaato mid ku tala gal […]

September 17th, 2017 | Posted in Arrimaha Bulshada | Read More »

DAAWO:SHISHADA QABKE AYEY KU BARTAN GABDHAHA

   

September 4th, 2017 | Posted in Arrimaha Bulshada | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application