Home » January 31st, 2018 Entries posted on “January, 2018”

Ahmed Madoobe arrests former MP Ahmed Tajir a day after he lost immunity

Jubaland Security forces arrested one of Jubbaland MPs barely a day after the parliament stripped his immunity. Ahmed Tajir who earlier proposed motion against the state’s cabinet ministers was detained at Fiat prison in Kismayo. Reports says some of his bodyguards were also put behind bars after Jubbaland forces raided his house. Subsequently, the forces […]

January 31st, 2018 | Posted in News | Read More »

Xanuunka xiniinyo duubad

Xaniinyo duubad waa xaalad halis oo degdeg ah waxeyna ubaahantahay wax kaqabasho si loobadbaadiyo xaniinyaha raggu isku laablaabmo sigaar ah xididda dhiigga qaada iyo xariga loo yaqaano spermatic cord, xaaladdaan waxey leedahay xanuun daran iyo barar. Isku duubanka xiniinta waxa ay hakinaysaa qulqulka dhiigga soo gaara xaniinyaha taas oo horseedaysa in durba bararo xaniinyaha, arintaan […]

January 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Baaritaannada kuhaboon ragga si ay uga warqabaan caafimaadkooda

Maka fikiraysaa in aad xaruun caafimaad booqato si aad xaaladdaada caafimaad oo aadan beryo baarin uga wardoonto ama dhaqtar uu kaala taliyo heerka caafimaad ee jirkaaga. Haddaba waad ku saxantahay in aad is hubiso kana warhayso halka iyo heerka caafimaadkaaga. Haddii ay da’daada u dhaxeyso 40 jir ilaa 60 jir xanuunnada ay tahay in aad […]

January 26th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Hababka loo xoojiyo xusuustaada

Qofnimadeenna waxaa qaabeeya oo qaybta ugu wayn sameeya habka aan wax u xasuusanno oo u xafidno xogaha, dunida maanta waxaa laga cabanayaa xusuus yarida iyo ilowshaha da’walba. Hadaba baarayaasha cilmi nafsiga ayaa arrinta hilmaanshiyaha ah walaac ay ka qabaan darteed daabacay talooyin badan, sidoo kale waxey sameeyeen cilmibaarisyo, waxayna soo jeediyeen tiro aragtiyo ah oo […]

January 25th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Mogadishu Mayor fired and replaced with Communication minister

Somalia President Mohamed Abdullahi sacked the mayor of the capital Mogadishu and appointed his information minister to replace him on Sunday. The president, in a decree, named Abdirahman Omar Osman as the new mayor, replacing Thabit Abdi Mohamed. The president’s office did not give a reason for Mohamed’s dismissal. Local media reported on Saturday that […]

January 21st, 2018 | Posted in News | Read More »

Teebaa wanaagsan tayada iyo tirada saacadaha aad hurudid?

Qiyaas xalay waxaad seexatay xilli dambe. Waxaad hurdada kasoo toostay adigoo aad usii raba hurdada, waxaad go’aansatay inaad seexatid caawa waqti hore si aad usoo gudid hurdada, waxaa laga yaabaa inaad amintid hadii aad ku dartid hurdada waqti dheeri ah inaad soo tooseysid maalinta xigta adigoo faxfax ah. Hurdo badan miyaa wanaagsan? Waxaa badankeen nalagu […]

January 18th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Faa’idada laga helo marka lacabo biyo kulul subaxdi

Waxaa laga yaabaa inaad subixi qac kasiisid koob shaax ama qaxwo ah si aad furfurnaan uga qaadid, halka dadka qaarkood laga yaabo iney koob biyo qabow ah ku bilaabaan maalintooda. Arimahaas waxey noqon karaan waxyaabaha la sameeyo maalin walbo, hasa yeeshee waxaan manta soo bandhigeynaa arin lagu ogaaday cilmi baaris badan oo ah in marka […]

January 9th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application