Home » March 31st, 2018 Entries posted on “March, 2018”

Faa’idooyinka laga helo cunnidda faasuuliyada ama harakoowga

Waxaa laga yaabaa inaad ka aaminsan tahay faasuuliyada ama harakoowga iney tahay cunno kamid ah cunnooyinka caadiga laakin waa cunno ay ka buuxdo faa’idooyin caafimaad, sida kor uqaadidda garashada iyo xusuusta, ilaalinta caafimaadka wadnaha iyo hagaajinta dheefshiidka. Waa maxay faasuuliyad ama harakoow? Waa nooc kamid ah noocyada digirta waxeyna u kala baxdaa noocyo kala duwan, […]

March 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Bagteeriyada sababto jabto ayaa iska caabin ku sameysay laba nooc oo kamid ah qalajiyaasha

Waxaa marki ugu horeysay la arkay kiis xanuunka jabtada ah oo iska caabin ku sameysay dawooyinkii qalajiyaasha ahaa ee sida caadiga ah loogu daweyn jiray, arrintaan waxaa lagu arkay boqortooyada midowday. Ninka lagu arkay xanuunkaan iska caabinta sameeyay ayaa waxa uu xanuunkaan ka qaaday galmo uu lasameeyay haweeyneey ku nool Koonfurta Aasiya, sidaas waxaa yiri […]

March 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

5 Tab oo Wax Ka Bedeli Kara Qaabka Aad u Isticmaasho WhatsApp

WhatsApp waa adeeg farriimeedka loogu isticmaal badanyahay dunida, tirada dadka bil kasta isticmaala waxa ay gaaraan 1.5 billion (hal dhibic shan bilyan) oo qof, farriimaha maalintii la isku weydaarsadana waxa aay gaarayaan 60 milyan. Macaamiisha adeeggaan kama qarqadaan in aay jiraan siro qarsoon oo lagu tilmaamay “Doqoni magarato” oo uu adeeggaani leeyahay. Waxaan halkaan kusoo […]

March 17th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

UAE pay-per-click bloggers and bots target Somalia

United Arab Emirates’ funded bots and bloggers have launched a social media war on Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmaajo as relations between the two Arab League countries deteriorated following the recent signing of the controversial $1 billion Berbera Port deal. The hashtag Somalia Want Farmaajo Out started by UAE mercenaries and bloggers had been trending on […]

March 9th, 2018 | Posted in News | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application