Home » May 31st, 2018 Entries posted on “May, 2018”

Somali Football Federation releases Star league fixtures.

Somali Football Federation (SFF) has unveiled the fixtures of the inaugural edition of Star League, a new competition which will be launched in Somalia in July this year. As approved by the Somali Football Federation’s annual congress on 31st of December 2017, the Star league will be an annual football event and will be contested […]

May 31st, 2018 | Posted in News | Read More »

GARSOORE IYO LABA CALAN WADE OO LAGA GANAAXAY KA QAYB GALKA KOOBKA ADUUNKA.

mudooyinkii ugi dambeeyay Xiriirka kubada cagta caalamka ee magaciisa loo soo gaabiyo FIFA ayaa waxaa ay wadeen Baaritaano dhab ah oo ku aadan musuq maasuq la sheegay in uu sameeyay Gar soore u dhashay dalka Sacuuidiga. garsoorahaan oo lagu magacaabo Fahad Al-mardasi ayaa waxaa lagu soo eedayay in uu musuq maasuqay koob aad u xiiso […]

May 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

DG DG TABABARIHII REAL MADRID ZIDANE OO SHAQADA ISKA CASILAY.

waxaa goor dhaw shir jaraa’id uu qabtay Macalin Zidane oo sanadihii ugu dambeeyay ahaa Tababaraha Kooxda Real Madrid uu ku  shaaciyay in uu gabi ahaanba shaqada isaga tagay kadib 5 maalmood ka hor oo uu gacanta usoo geliyay koobka Xiisaha badan Ee Champions Leage. Shir Jaraa’id uu qabtay ayuu arintaan kaga dhawaaqay waxaana hoosta uu […]

May 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

MAN CITY OO SHAACISAY GOORTA AY DHAMAYSTIRAYSO HESHIISKA JORGINHO.

kooxda kubada cagta ee Man City ayaa waxa ay si rasmi ah u shaacisay goorta ay  Dhamaystiri doonaan Saxiixa Xidiga Napoli Jorginho. Pep Guardiola ayaa waxaa uu fahansan yahahy in xidigan ugu damayn uu soo gaba gabayn karo heshiiskiisa maalinka isniinta ah ee nasoo aadan oo xulka Talyaaniga ay ciyaari doonaan kulan saaxiibtinimo. Warar kale […]

May 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

DG DG FRANK LAMPARD OO TABABARE LOOGU MAGACAABAY NAADI KA DHISAN ENGLAND.

Halyeeygii hore ee kooxda Chalsea Frank Lampard ayaa si rasmi ah loogu magacaabay in uu layliyo kooxda Derby County oo ka ciyaarta horyaalka Champion Ship. Lamabard ayaa waxaa uu saxiixay heshiis ku kacaya 3 sano isagoona Xilka kala wareegay Gary Rowett oo shaqadaasi isaga tagay. Frank Lampard ayaa waxaa uu kamid ahaa halyeeyada waayaha wanaagsan […]

May 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

NABIL FEKIR OO SOO BANDHIGAY GO’AANKIISA UGU DAMBEEYA EE UU UGU BIIRAYO LIVERPOOL.

mTababare Jurgen Klopl yaa dhawanahaanba aad u daba taagnaa Nabil Fekir oo ah Xidig uu si wayn ula dhacsan yahay Qaab Ciyaareedkiisa. Fekir ayaa waxaa Liverpool ay Diyaar u tahay in ay kusoo xeo Galiso dhaqaale gaaraya 60 milyan. Reds ayaa saxiixeedii ugu horeeyay waxaa ay ka dhigtay maalin ka hor Fabinho oo ay kasoo […]

May 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

ARSENAL OO KU DHAW SAXIIXA 17 JIR KHADKA DHEXE KU WANAAGSAN.

macalinka cusub ee kooxda Arsenal Unai Emery ayaa waxaa uu bilaabay dhaqan gelinta qorshahiisa suuqa kala iibsiga Ciyaartooyda waxaana uu isha si wayn ugu hayaa Xidigo hadii ay kooxda yimaadaan Isbadal wanaagsan keeni kara. Talaabada ugu horaysa ee uu qaadayo Emery ayaa ah soo xeri gelinta Yacine Adli oo ka tirsan PSG gaar ahaan xidigan […]

May 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

PSG OO DALAB WAALAN USOO BANDHIGTAY CRISTIANO RONALDO.

wararka ka imaanaya dalka france ayaa tibaaxaya in kooxda PSG ay soo bandhigtay Dalabkii ugu cuslaa ee ay ku doonayso in ay Gool Dhaliyaha kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ku qaadato. Madaxwaynaha kooxda Psg ayaa la fahansan yahay in uu si toos ah ula kulmay wakiilka xidagani waxaana ay durbadiiba isla meel dhigeen Mushaaraadka Bilaha […]

May 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

KABTANKA XULKA BRAZIL OO DURBADIIBA SOO DIRAY FARIIN NIYAD JAB AH.

Thiego Silva oo ah kabtanka hogaamin doona xulka qaranka Brazil Ciyaaraha koobka Aduunka ee dhawaan ka furmi doona dalka Russia ayaa waxaa uu soo diray fariin marnaba aysan ka sugayn Taageereyaasha Xulkaasi Qaranka. Silva oo haatan kamid ah Xidigaha Tababarka uu uga socdo Magaalada London ee is diyaarinta xoogan ku jira ayaa waxaa uu sheegay […]

May 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

ANGEL DE MARIA OO KU SOO LAABANAYA LA LIGA KOOXDEE AYUU KUSOO JEEDAA?

Xidiga kooxda PSG Angel De Maria ayaa waxaa uu go’aan ka qaatay mustaqbalkiisa PSG waxaan uu door bidayaa in uu dib ugu laabto horyaalka La Liga. 30 jirkaan reer Argentine ayaa waxaa doortay in uu ku biiro xagaagan Atletico Madrid isagoo u arka in ay kooxdaasi tahay mida ugu haboon ee uu Bandhigyadiisa wanaagsan ka […]

May 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application