Home » September 30th, 2018 Entries posted on “September, 2018”

Dhageyso: Siyaasi Cabdi Barre Oo Si Kulul U Dhaliilay Villa Somalia

Xildhibaan hore ayaa sheegay in madaxda Villa Somalia ay qaadanayso masuuliyadda dagaalka siyaasadeed ee maamullada kala dhaxeeya. Siyaasi Cabdi Barre Jabriil oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa wax ka weydiinay caqabadaha ka dhalan kara khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dowladaha gobollada iyo Madaxtooyada Soomaaliya. Wuxuu sheegay in masuuliyadda wixii ka dhasha dagaalkaasi siyaasadeed ay qaadanayaan […]

September 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Mahdi Guuleed “Madaxweyne Farmaajo wuxuu diyaar u yahay inuu ka dego Hargeysa”

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in dowladda Federaalka diyaar u tahay in dib loo bilaabo wada hadaladii Somaliland oo hakad ku jiray labadii sano ee u dambeysay. Mahdi Guuleed oo wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu diyaar u yahay inuu ka dego magaalada Hargeysa, lana gaaray waqtigii […]

September 30th, 2018 | Posted in FEATURED POSTS | Read More »

Maamulka Hirshabeelle oo walaac ka muujiyay in Balcad lagu daro Muqdisho

Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa walaac ka muujiyay qorshaha ballaarinta Caasimadda Muqdisho, taasoo la doonayo in la gaarsiiyo Labada Wabi ee Afgooye iyo Balcad. Afhayeenka Maamul goboleedka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Cirro ayaa sheegay in arrintan ay ka hor imaaneyso dastuurka Hirshabeelle, isla markaana cabashadooda arrintan la xiriirta ay u gudbiyeen Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. […]

September 30th, 2018 | Posted in FEATURED POSTS | Read More »

Daawo: Hazard : Insha Allaah 40 Gool Ayaan Dhalinayaa Xilli Ciyaareedkaan” Jumladaas Ayuu Adeegsaday

. SOURCE: Daawo: Hazard : Insha Allaah 40 Gool Ayaan Dhalinayaa Xilli Ciyaareedkaan” Jumladaas Ayuu Adeegsaday

September 30th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

Galmudug court jails journalist for six months over alleged 'fake news'

Galkayo (HOL) – A court in Somalia’s Galmudug State on Sunday sentenced a journalist to six months in jail for what it termed “False news”, a journalists’ rights group said. SOURCE: Galmudug court jails journalist for six months over alleged ‘fake news’

September 30th, 2018 | Posted in News | Read More »

Former Somali president launches new political party

MOGADISHU (HOL) – Somalia’s former president on Sunday launched a new political party that he intends to use for the next presidential election which is scheduled to take place in the country by 2020. SOURCE: Former Somali president launches new political party

September 30th, 2018 | Posted in News | Read More »

Wiil Dhalinyaro ah oo Caawa lagu dilay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo Caawa Suuqa degmada Xamarweyne ee Gobolkaan Banaadir ku dileen Wiil Dhalinyaro ah. Dilka ayaa yimid kadib markii rag burcad ah ay taleefonka Gacanta ka dhaceen Haweeney Ganacsatada ka mid aheyd,isla markaana ay qeyliso uuna ka mid ahaa dadkii ku soo baxay Sida ay sheegeen qaar […]

September 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO: Ciyaartoyda Real Madrid Oo Ka Soo Degtay Magaalada Moscwo Ee Dalka Russia Ka Hor Kulanka CSKA Moscow Iyo Liiska Ciyaartoyda Safartay.

. SOURCE: DAAWO: Ciyaartoyda Real Madrid Oo Ka Soo Degtay Magaalada Moscwo Ee Dalka Russia Ka Hor Kulanka CSKA Moscow Iyo Liiska Ciyaartoyda Safartay.

September 30th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

Soomaaliland oo shuruud ku xirtay wadahadallo ay la gasho Soomaaliya

Soomaaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ahaa in ay wadahadallo la furayaan Soomaaliland,isla markaana Madaxweyne Farmaajo uu booqan doono Hargeysa. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Sacad Cali Shire ayaa sheegay in wadahadalka labada dhinac oo bilowday sanadkii 2012-kii uu iminka hakad ku jiro, hakad kaansna ay keentay […]

September 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Sawirro:-Madaxda Hir-Shabeelle iyo Guddi ka socda Aqalka Sare oo Kulmay

Guddiga loo xilsaaray xalinta khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada federaalka iyo madaxda ugu sareysa dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa kulan wada qaatay. Kulankan oo muddo saacado ah qaatay ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare,Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen,Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Hirshabelle halka […]

September 30th, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application