Home » December 31st, 2018 Entries posted on “December, 2018”

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 31-12-2018

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac  ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Maxamed Cumar  Maxamuud{Baakay} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} Halkan  Ka Dhageyso Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan:- SOURCE: Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 31-12-2018

December 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

QM oo dowladda ka dalbatay sharciga loo maray Xarigii Muqtaar Roobow warqadna u dirtay Wasiirka Amniga Somalia

Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Hayom ayaa warqad u qoray Wasiirka Amniga ee dawladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow. Warqaddaas ayuu kaga hadlay saamaynta ka imaan karta wararka sheegaya in ciidamo Soomaali ah oo ay taageerto Qaramada Midoobay inay ku lug lahaayeen qabashada Mukhtaar Roobow 13-kii bishan Diisambar, […]

December 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

ig win for people living with disability as Farmajo signs law

MOGADISHU (HOL) – The National Disability Agency bill that seeks to serve people with disability in equality has been assented by President Mohamed Abdulahi Farmajo. The bill was approved by the country’s bicameral parliament. SOURCE: ig win for people living with disability as Farmajo signs law

December 31st, 2018 | Posted in News | Read More »

Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Jubbaland oo xilkii laga qaaday & mid Cusub oo la Magacaabay

Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa xilkii ka qaaday Afhayeenkii Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Siciid Joogsade oo dhowr bil ka hor xilkaas loo Magacaabay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur Janan ayaa waxaa xilkii looga qaaday Afhayeenkii Wasaaradaas,iyada oo Afhayeen Cusub loogu Magacaabay Cabdinuur Ibraahim Xuseen. Lama oga […]

December 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Jubbaland oo taliye u Magacaawday howlgalka Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Dhexe

Wareegto kasoo baxday Wasaaradda amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu Magacaabay taliyaha howlgalka Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Hoose. Wareegtada oo ku taariikheysan 31/12/2018 ayaa waxaa taliyaha xoreynta Gobolka Jubbada Dhexe loo Magacaabay Gaashaanle Sare Axmed Jaamac Salaad. Magacaabistaan ayaa kusoo aadeysa xilli Maamulka Jubbaland uu maalmihii lasoo dhaafay u diyaar garoobayay dagaal Al-Shabaab […]

December 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Beesha caalamka oo qoraal ka dhan ah xariga Roobow iyo dilkii shacabka Baydhaba u dirtay DF una hanjabtay (Aqriso)

Muqdisho (Caasimada Online) – Wakiilka xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa qoraal xasaasi oo ka dhan ah habkii loo fuliyey xariga Mukhtaar Roobow iyo dadkii lagu dilay Baydhaba u diray dowladda Soomaaliya, isaga oo ka wkaiil ah beesha caalamka.Qoraalka oo ku socda wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, ayaa lagu sheegay […]

December 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Sawirro:-Warmurtiyeed laga soo saaray Shirweynaha guud ee Dhallinyarada Gobolka Banaadir

Shirweynahan guud ee dhallinyarada Gobolka Banadir, ahna shirweynihii koowad kaas oo soconayay muddo labo maalmood ah. islamarkaana ay ka soo qayb galeen guud ahaan dhallinyarada 17 Degmo ee Gobolka banaadir, ururrada dhallinyarada madaxbannaan, dhallinyarada Jaamacadaha, qaar ka mid ah dhallinyarada qurbo-joogta ah, dhallinyarada maamul goboleedyada iyo Naadiyada aqriska qoraalka. sannadkan kowaad waxaa diiradda lagu saaray […]

December 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Former Turkey Ambassador appointed as Special Envoy for Somalia-Somaliland talks

MOGADISHU (HOL) – Former Turkey Ambassador to Somalia, Dr Olgan Bekar, has been nominated as the Special Envoy for Somalia- Somaliland’s on and off dialogue. SOURCE: Former Turkey Ambassador appointed as Special Envoy for Somalia-Somaliland talks

December 31st, 2018 | Posted in News | Read More »

Dhageyso:- Warka Habeenimo Ee Radio Dalsan 8:00PM 31-12-2018

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Maxamed Cumar Maxamud {Baaka Cade} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} Halkan  Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Radio Dalsan:- SOURCE: Dhageyso:- Warka Habeenimo Ee Radio Dalsan 8:00PM 31-12-2018

December 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Warbixin : Qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa sanadka sii dhamaanaya ee 2018ka

Isniin, December, 31, 2018 (HOL)- Waxaa soconaya saacadihii ugu danbeeyay ee sagootinta sanadka 2018ka oo caawa ku eg, halka dhinaca kale loo diyaar-garoonayo soo dhaweynta sanadka cusub ee 2019ka, sidaa daraadeed waxaa halkan idinku soo gudbin doonaa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee sanadkan naga sii dhamaanaya ka dhacay gudaha dalka Soomaaliya, haddii […]

December 31st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application