Home » January 31st, 2019 Entries posted on “January, 2019”

Qabow ba'an oo ku jira gobolka Minnesota iyo Goobahii Waxbarashada oo afar casho xiran

Khamiis, Janaayo, 31, 2019 (HOL)- Minnesota iyo goboladaan ku dhow oo laysku yiraahdo Midwest galbeedka dhaxe ee Maraykanka ayaa afartii cisho ee u danabysay waxaa jiray qabow daran, haba ugu darnaatee shalay Arbacadii uu gaaray cabirka qabowga meelaha qaar ilaa iyo -51 F taas ah mid aad halis ah. SOURCE: Qabow […]

January 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Real Madrid Oo Dalab 100 Milyan Ah Ka Gudbin Doonta Marcus Rashford Ka Hor Inta Aanu Saxiixin Heshiiska Cusub Ee Ay United La Doonayso.

Qorshaha suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee maamulka Florentino Perez ayaa halkiisa ka sii socda waxayna hadda Madrid diyaarsatay qorshe ay dalab 100 milyan gini ah uga gudbinayso gool dhaliyaha Manchester United ee Marcus Rashford ka hor inta aanu saxiixin heshiiska cusub ee ay maamulka Man United la doonayaan. Madax waynaha kooxda Real Madrid ee Florentino […]

January 31st, 2019 | Posted in Sports | Read More »

Xaaf : Shirkii Garoowe mid kheyr qabo ayuu ahaa, xabad joojin ayaan qaadanay

Khamiis, Janaayo, 31, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Galmudug,Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka warbixiyay muddo shan maalin ah oo uu ku sugnaa Garoowe kulamadii uu ka qaybgalay. SOURCE: Xaaf : Shirkii Garoowe mid kheyr qabo ayuu ahaa, xabad joojin ayaan qaadanay

January 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabiley Qaar Kamid Ah Safiirada Waddamada Caalamka ee Soomaaliya

Khamiis, Janaayo, 31, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley Safiirada dalalka Imaaraadka, Sweden, UK, Germany, Qadar, Suudaan, Masar, iyo Midawga Yurub. SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabiley Qaar Kamid Ah Safiirada Waddamada Caalamka ee Soomaaliya

January 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Puntland oo madaxtooyada ku qaabilay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Khamiis, Janaayo, 31, 2019 (HOL)- Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir,Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, kulankaa oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe. SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo madaxtooyada ku qaabilay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

January 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DEG-DEG: Barcelona Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday In Ay Xidig Reer Brazil Ah Kala Soo Wareegtay Kooxda Atlético Mineiro Iyo Waqtiga Uu Camp Nou Soo Gaadhayo.

Kooxda Barcelona ayaa halkeeda ka sii waday in ay ka dhex muuqata suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee bisha January inta aanu caawa soo xidhmin waxayna hadda Barcelona si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiis shan sano ah la gaadhay difaaca reer Brazil iyo kooxda Atletico Mineiro ee Emerson Aparecida Leite de Souza Junior. Barcelona oo […]

January 31st, 2019 | Posted in Sports | Read More »

US says airstrike kills 24 al-Shabaab extremists in Central Somalia

Thursday, January 31, 2019 The United States military said on Thursday it has killed 24 al-Shabaab extremists with an airstrike in Somalia, one of its deadliest in months. SOURCE: US says airstrike kills 24 al-Shabaab extremists in Central Somalia

January 31st, 2019 | Posted in News | Read More »

Maxay Ahayd Sababtii Dhabta Ahayd Ee Uu Antonio Conte Ku Diiday Shaqada Real Madrid Markii La Eryay Julen Lopetegui? Conte Laftiisa Ayaa Ka Jawaabaya.

Maamulka kooxda Real Madrid ayaa horaantii xili ciyaareedkan isku dayay in ay Antonio Conte ka dhigtaan badalkii tababarihii shaqada Bernabeu laga caydhiyay ee  Julen Lopetegui ka hor intii ayna Santiago Solari u magacaabin shaqada uu hadda Real Madrid ka hayo laakiin Conte ayaa markaas iska diiday in uu shaqada Los Blancos kala wareego  Julen Lopetegui. Antonio Conte […]

January 31st, 2019 | Posted in Sports | Read More »

Political volatility in Ethiopia

The second most populous country in Africa is exacerbating its political landscape, since Abiy takes the lead April last year. The youngest Africa leader pledges in his first days in the office that he propels the country in to the democratic way; unravel the freedom of speech, create flat justice, and he empowers the private […]

January 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaal Caawa ka dhacay degmada Balcad ee G/Shabeellaha Dhexe

Caawa Salaadii Maqrib kadib ayaa waxaa la sheegay in rag hubeysan ay weerar ku qaadeen koontorool Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaaliya ay ku leeyihiin Gudaha degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha hoose. Dad ku sugan Balcad ayaa u sheegay Dalsan in xilligii la dukaday Salaada Maqrib ay maqleen jug culus iyo rasaas mudo daqiiqado ah […]

January 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application