Home » February 27th, 2019 Entries posted on “February, 2019”

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray madaxweyne Buhari

Madaxweynha dalka soomaaliya maxamed cabdulahi farmaajo ayaa hambalyo u diray muhammadu Buhari oo mar kale loo doortay xilka madaxtinimo ee dalka Nigeria. Qoraal uu farmaajo kusoo qoray bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in xukuumadda iyo dadka soomaaliyeed aay u hambalyeenayaan madaxweyne Muhammadu Buhari oo dib loo doortay sidoo kale farmaajo ayaa qoray in Nigeria aay […]

February 27th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Suudaan Cumar Al-Bashiir oo ku dhawaaqay xaalad deg-deg ah

Madaxweynaha wadanka sudan cumar Al-bashiir ayaa ku dhawaaqay inuu xaalad dee deg ah kusoo rogay dalkiisa muddo sanad ah, lsla markaana kala diray xukuumada iyo maamulka gobolada kale. Al-Bashiir oo la hadlayay shacabka Sudan ayaa sheegay inuu si weyn u qiimeynayo banaan baxyada ka socda Sudan iyo xaalada murugsan ee ay ku jirto dalkiisa. Waxaa […]

February 23rd, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiye Qooje: Laga bilaabo maanta waan joojinay khaadkii inooga imaan jiray Kenya

Guddoomiyaha ganacsatada khaadleyda  soomaaliyeed  Qooje Maxamuud ayaa sheegay inay joojiyeen qaadkii uga imaan jiray dalka Kenya isagoosheegay inay garab istaaganyihiin dowladda soomaaliya,  sidoo kale aay suuuqooda u wareejiyeen dalka Itoobiya isagoo kula hadlay warbaahinta magaalada muqdisho manta.| Guddoomiya Qooje ayaa yiri,” Laga bilaabo maanta waan joojinay khaadkii inooga imaan jiray Kenya, waxaana ka dooranay difaaca […]

February 19th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 17-02-2019

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac  ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Waxiid C/llaahi Daahir Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} Halkan  Ka Dhageyso Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan:- SOURCE: Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 17-02-2019

February 17th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Burundi oo sheegtay in Ciiddankooda qeybta ka ah AMISOM aan Somalia laga soo daad-gureyn doonin

Xilli uu qorshuhu ahaa in 1,000 ka tirsan Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM bishan Feberaayo 28-da dib ugu laabtaan dalkooda ayaa waxay Dowladda Burundi mar kale gaashaanka ku dhufatay qorshahaasi. Sida laga soo xigtay Danjiraha Burundi u jooga dalka Ethiopia, Ambassador Diyudonne Nadabarushimana waxa uu tilmaamay inay ka soo horjeedaan Daad-gureynta Ciiddankooda […]

February 17th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Somalia Moves to Calm Diplomatic Tensions With Keny

The Somali government has moved to calm diplomatic tensions following Kenya’s decision to recall its ambassador to Mogadishu and instruct Somalia’s ambassador to leave Nairobi. SOURCE: Somalia Moves to Calm Diplomatic Tensions With Keny

February 17th, 2019 | Posted in News | Read More »

Khilaaf hoose oo u dhexeeya Madaxweyneyaasha Somalia iyo Kenya oo soo shaac baxay

Inkastoo uu hataan Khilaaf Diplomaasiyadeed soo  kala dhex galay Dowladaha Somaalia iyo Kenya ayaa waxaa haddana isa soo taraya inay Labada Madaxweyne isku maan-dhaafeen Mustaqbalka Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe oo ay doorasho ku soo fool leedahay bisha August ee sannadkan. Madaxweynaha Kenya waxa uu aad u taageersan yahay Maamulka Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, iyadoo ay […]

February 17th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Degmada Warshiiq ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo yeelaneysa Gole deegaan

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HOL)- Munaasabad lagu daah furaayay barnaamishka Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Warsheekh ee Maamul Gobaleedka Hirshabelle ayaa lagu qabtay xarunta degmada Warshiiq SOURCE: Degmada Warshiiq ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo yeelaneysa Gole deegaan

February 17th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

How Expensive oil fields have rendered Kenya and Somali great enemies

Kenya has declared its northern neighbour Somalia an enemy state for allegedly auctioning oil and gas blocks falling within the Kenyan maritime territory near its border early this month. SOURCE: How Expensive oil fields have rendered Kenya and Somali great enemies

February 17th, 2019 | Posted in News | Read More »

Dhageyso:-Jawaabta ay dowlada Soomaaliya ka bixisay hadalkii ka soo baxay Kenya

War-saxaafadeed ka soo baxay dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qoraalkii dowlada Kenya ku amartay in danjiraha Soomaaliya u joogay dalkaasi uu isaga baxo. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed u xaqiijisay in ay u taagan tahay ilaalinta madaxbannaanida, qarannimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed iyo badeed ee Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya. Sidoo kale dowlada Soomaaliya […]

February 17th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application