Home » March 31st, 2019 Entries posted on “March, 2019”

Dad ku Sumoobay Raashin ay cuneen oo caawa la dhigay mid ka mid ah Isbitaalada Muqdish

jowhar Somali News Leader Isbitaalka Banaadir ee degmada Wadajir ayaa caawa la dhigay 35 qof oo Haween iyo Caruur isugu jira kana mid ah qoysaska barakacayaasha, kuwaasoo la sheegay inay ku Sumoobeen Boorash ay hay’ad bixisay oo ay cuneen. Guddoomiye kuxigeenka dhanka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir Basmo Caamir Shakeeti,ayaa Warbaahinta u sheegtay in maamulkooda iyo […]

March 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Haweeney labo ilmo-galeen leh oo labo bil oo isku xigta dhashay saddex carruur ah

jowhar Somali News Leader Haweeney u dhalatay dalka Bangladesh oo 20 sano jir ah ayaa dhashay labo carruur oo mataano ah kadib 26 maalmood markii ay umushay curadkeedii oo ahaa wiil. Sida ay sheegtay Dr Sheila Poddar oo ah madaxa qeybta cudurada haweenka ee isbitaalka Ad-Din, gabadha la yiraahdo Arifa Sultana ayaa si caadi ah […]

March 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Muqdisho : Dad ku sumoobay Boorash ay cabeen

Axad, Maarso, 31, 2019 (HOL)- Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa la dhigay ku dhawaad 35 ruux oo sida la sheegay ku sumoobay boorash ay ka cabeen goob lagu quudiyo dadka da’yarta ah. SOURCE: Muqdisho : Dad ku sumoobay Boorash ay cabeen

March 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ogeysiis Dufcadda 5-aad ee Tababarka Mashruuca Next Economy

          SOS Children’s Village Somalia waa Hay’ad caalami ah kana shaqeysa horumarinta arrimaha bulshada, daryeelka caruurta waayey daryeelkii waalidnimo ama khatar ugu jira in ay waayaan. SOS waxay Kobcin iyo Tababaro lagu xoojinaayo awoodoodda xagga wax soosaarka u samaysaa qoysaska aan awoodin inay caruurtooda siiyaan daryeelkii ay u baahnaayeen. SOS waxay […]

March 31st, 2019 | Posted in Somali Jobs | Read More »

One year on, tough times loom for Ethiopia's Abiy Ahmed

Addis Ababa (AFP) – In his first speech as Ethiopian prime minister last April, Abiy Ahmed called for an end to the repressive, exclusionary governance that had plunged the country into turmoil. SOURCE: One year on, tough times loom for Ethiopia’s Abiy Ahmed

March 31st, 2019 | Posted in News | Read More »

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyay wasaaradda shaqaalaha

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ayaa la weeraray Siddeed maalin ka hor (23 Maarso 2019), waxaana masuuliyadda weerarka sheegtay Al Shabaab, iyadoo wasaaradda dadka lagu dilay kamid ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha.Todobaad ka dib weerarkii wasaaradda lagu qaaday Al-Shabaab ayaa baahiyay wareysi ay sheegeen inay la yeesheen ruuxii ugu […]

March 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Puntland Deni iyo Danjiraha Maraykanka Yamamaoto oo ku kulmay Boosaaso

jowhar Somali News Leader Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kula kulmay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo saraakiil kale oo ka socotay dowlada Maraykanka. Kulankan oo ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah golaha wasiirada Maamul goboleedka Puntland. “kulanka waxaa […]

March 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso Kulan Kula Qaatay Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya

Axad, Maarso, 31, 2019 (HOL)– Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo. SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo Boosaaso Kulan Kula Qaatay Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya

March 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Somaliland: Gurmadkii ugu horeeyey ee biyo Dhaamin ah oo Hargeysa ka anbo baxay

Axad, Maarso, 31, 2019 (HOL)–Xukuumadda ayaa gurmadkii ugu horeeyey oo biyo ah u dirtay goboladda bariga, kuwaas oo ay ku jiraan xaalad biyo la’aan ah. SOURCE: Somaliland: Gurmadkii ugu horeeyey ee biyo Dhaamin ah oo Hargeysa ka anbo baxay

March 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay Nin hubeysan oo Askari ku dilay Dayniile

jowhar Somali News Leader Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay nin hubeysan, kaasoo dil u geystay Askari ka tirsan Ciidanka Milatariga ee ka howlgala degmada Dayniile. Dilkan ayaa ka dhacay galabta inta u dhexeysa Ex-Control iyo Haanta-Dheer, gaar ahaan Jaamacada Gaheyr qeybteeda xigta Dayniile, iyadoo ninka wax dilay lagu wareejiyay Taliyaha Saldhigga […]

March 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application