Home » April 30th, 2019 Entries posted on “April, 2019”

Maxkamadda Minnesota oo ku dhowaaqday go’aanka kiiska Maxamed Nuur

Minneapolis (Caasimada Online) – Maxamed Nuur oo ah sarkaal Soomaali Mareykan ah oo horey uga tirsanaa booliska magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa lagu helay dambi ah dilka darajada saddexaad iyo dil aan ku talo-gal ahayn oo uu gaystay gabar caddaan ah oo lagu magacaabi jiray Justine Ruszczyk Damond.Maxamed Nuur oo lasoo taagay maxkamadda Hennepin […]

April 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Yariisow oo soo jeediyey in la maxkamadeeyo xildhibaan ka tirsan BF

Muqdisho (Caasimada Online) – Dagaalka baraha bulshada ee u dhaxeeyey guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Injineer Yariisow iyo xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa mar kale maanta kasii socday facebook.Injineer Yariisow ayaa qoraal jawaab ah kasoo saaray qoraal uu Fiqi soo bandhigay oo uu ku sheegay inuu caddeymo u yahay “musuq-maasuq uu ku kacay maamulka […]

April 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Faah-faahin: Dabkii caawa ka kacay suuqa Bakaaraha

Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa caawa dab uu ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.Si dhab ah looma oga waxa dhaliyay dabka, waxaana marqura laga war helay goobo ganacsi oo olol iyo uuro ka baxeyso.Dabka ayaa ka bilowday Dabaqa Al-Khaliij oo ku dhex yaalla Suuqa Cabdalla Shideeye, sida qof kamid […]

April 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Kismayo Airport Renamed to Honour Somalia's Anti-colonialism Hero

The renaming of the airport in honour of Sayid Mohamed Abdulle was greeted with joy by many Somalis on social media who hailed Sayid Mohamed as a revolutionary. SOURCE: Kismayo Airport Renamed to Honour Somalia’s Anti-colonialism Hero

April 30th, 2019 | Posted in News | Read More »

Stock Keeper

JOB OPPORTUNITY 30/04/2019 ACTED Kenya/Somalia HR Department Last Update April 2019 Department:                 Logistics Position:                      Stock Keeper Direct hierarchy:           Logistics Officer Location:                      Baidoa Starting date:               May, 2019 ACTED background: ACTED is a French humanitarian NGO, founded in 1993, which supports vulnerable populations, affected by humanitarian crises worldwide. ACTED provides continued support to vulnerable communities […]

April 30th, 2019 | Posted in Somali Jobs | Read More »

Logistics Intern

JOB OPPORTUNITY 30/04/2019 ACTED Kenya/Somalia HR Department Last Update April 2019  Department:                 Logistics Position:                      Logistics Intern Direct hierarchy:           Logistics Officer Location:                      Hargeisa Starting date:               May, 2019 ACTED background: ACTED is a French humanitarian NGO, founded in 1993, which supports vulnerable populations, affected by humanitarian crises worldwide. ACTED provides continued support to vulnerable communities […]

April 30th, 2019 | Posted in Somali Jobs | Read More »

Safiirkii Soomaaliya ee Kenya oo labo bil kaddib ku laabtay Nairobi

jowhar Somali News Leader Safiirka Soomaaliya ee Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa galabta dib ugu laabtay Nairobi, isagoo maalin kaddib dib ugu laabanaya shaqadiisa Diblomaasinimo ee Safaaradda Nairobi. Amb. Tarsan ayaa caawa fiidkii ka degay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta, waxaana soo dhoweeyay Howl-wadeeno iyo Diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda Nairobi. Wararka ayaa sheegaya in […]

April 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

CCCM Community Mobilizer

ACTED JOB OPPORTUNITY  CCCM COMMUNITY MOBILIZER–BADHAN   30/04/2019 ACTED Kenya/Somalia HR Department Last Update April 2019 Position:                      CCCM Community Mobilizer Department:                 Project Implementation_Unit. Direct hierarchy:           CCCM Senior Officer. Location:                      Badhan Starting date:               May2019 Background on ACTED ACTED is a French humanitarian NGO, founded in 1993, which supports vulnerable populations, affected by humanitarian […]

April 30th, 2019 | Posted in Somali Jobs | Read More »

CAMP COORDINATION & CAMP MANAGEMENT SENIOR OFFICER

ACTED JOB OPPORTUNITY CAMP COORDINATION & CAMP MANAGEMENT SENIOR OFFICER –BAIDOA 30/04/2019 ACTED Kenya/Somalia HR Department Last Update April 2019 Position:                      Camp Coordination and Camp Management (CCCM) Senior Officer Department:                 Project Implementation Unit Direct hierarchy:           CCCM Project Manager. Location:                      Baidoa Starting date:               May 2019 Background on ACTED ACTED is a French humanitarian […]

April 30th, 2019 | Posted in Somali Jobs | Read More »

WASH PROJECT MANAGER

ACTED JOB OPPORTUNITY WASH PROJECT MANAGER – BADHAN 30/04/2019 ACTED Kenya/Somalia HR Department Last Update April, 2019 Position:                              WASH Project Manager Department:                      Project Implementation_Unit. Direct hierarchy:              Area Coordinator. Line Management:         CCCM Engineer, WASH Project Officer, Database Assistant, Mobilizers and Project Assistants. Location:                             Badhan Starting date:                    May 2019 Background on ACTED ACTED is […]

April 30th, 2019 | Posted in Somali Jobs | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application