Home » May 31st, 2019 Entries posted on “May, 2019”

Mental Health issues in the Somali spoken territories and in the Somali Diaspora

The situation of the mentally ill in all Somali spoken territories is very alarming. The same is in the Somali communities in Diaspora.We hear from European countries, USA and Canada… SOURCE: Mental Health issues in the Somali spoken territories and in the Somali Diaspora

May 31st, 2019 | Posted in News | Read More »

UN programme helps thousands of Somali refugees in Yemen to return home

GENEVA (Xinhua) — A total of almost 4,300 Somali refugees have returned home from Yemen since the roll-out in 2017 of an Assisted Spontaneous Return programme facilitated by the UN refugee agency UNHCR SOURCE: UN programme helps thousands of Somali refugees in Yemen to return home

May 31st, 2019 | Posted in News | Read More »

Dagaal ka socda Bardaale iyo ciidamada Itoobiya oo weerar culus lagu soo qaaday

Baydhaba (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaray magaalada Bardaale ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dagaal xooggan kadib markii ay weerar kusoo qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab.Dagaalka oo saq-dhexe billowday, ayaa la sheegayaa in intiisa badan uu ka socdo hareeraha garoonka diyaaradaha ee magaalada.Wararka ayaa sheegaya in weerarka lagu soo qaaday ciidamada Itoobiya ee saldhigga […]

May 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Canada: 'Fear no more': Liberal government takes steps to help foreign workers, newcomers escape abuse

The Liberal government is taking a series of steps to help migrant workers trapped in an abusive workplace and newcomers to Canada who are victims of family violence. SOURCE: Canada: ‘Fear no more’: Liberal government takes steps to help foreign workers, newcomers escape abuse

May 31st, 2019 | Posted in News | Read More »

Weriye Cali Aadan Muumin oo caawa la sii daayay

jowhar Somali News Leader Weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Goobjoog Media Group ayaa xabsiga laga siidayay caawa kadib Talaadadii aynu ka soo gudubnay lagu xirey Xarunta Dambi Baarista ee magaalada Muqdisho. Cali ayaa waxa uu maalinimadii arbacada uu ka soo muuqday Maxkamadda gobalka Banaadir , isagoo lagu soo eedeeyay aflagaado iyo waxyaabo la […]

May 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Electricity bikes are questioned after a fatal accident

jowhar Somali News Leader The electric bicycles will be removed from the roads, says Transportstyrelsen’s investigator Hans Cassepierre after a young man died in Helsingborg. It is a vehicle that should not be in traffic, he says. A 27-year-old man on an electric bike is said to have come at high speed from a hill […]

May 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Somali journalist Ali Adan Mumin jailed despite court order for release

Nairobi – Authorities in Somalia should immediately release broadcast reporter Ali Adan Mumin, who remains detained even though a court ordered his release, the Committee to Protect Journalists said today. SOURCE: Somali journalist Ali Adan Mumin jailed despite court order for release

May 31st, 2019 | Posted in News | Read More »

Salvador Mesa: La’aanteen Itoobiya waxa ay ku hoos noolaan lahayd Soomaaliya

Addis Ababa (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dalka Cuba, Salvador Valdes Mesa ayaa ka qaybgalay Munaasabad xusuuseed loo qabtay askartii Cuba kaga dhimatay Dagaalkii ay la galeen Soomaaliya iyaga oo garab siinayay Itoobiya.Salvador ayaa Arbacadii Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, waxaana munaasabadda Goobjoog ka ahaa wakiilo kala duwan oo uu ku […]

May 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka Puntland oo heshiis lagu dhisayo deked la saxiixday shirkad Shiinees ah

jowhar Somali News Leader Maamul goboleedka Puntland ayaa heshiis lagu dhisayo deked cusub oo laga hirgelinayo degmada Eyl la saxiixday shirkada China Civil Engineering Construction Corporation Ltd (CCECC). Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Faarax Cawaash iyo Madaxa Shirkada CCECC ayaa kala sixiixday dhismo deked kalluumaysi oo casri ah oo shirkaddu ka hirgalinayso degmo […]

May 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

UN to cut 1,000 troops from Somalia force

UNITED NATIONS(AFP) – The United Nations Security Council decided Friday to cut 1,000 troops from a regional peacekeeping force in Somalia, despite a rise in attacks by the Al-Shabaab militia in Mogadishu. SOURCE: UN to cut 1,000 troops from Somalia force

May 31st, 2019 | Posted in News | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application