Home » June 30th, 2019 Entries posted on “June, 2019”

Wasiir Sadiiq Warfaa oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 1da Luulyo

Axad, June, 30 2019 (HOL) – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay sannad-guurada 59aad ee ka soo wareegatay markii ay xoroobeen gobollada Koonfureed iyo israacii gobollada Waqooyiga iyo Koonfurta,taasoo aasaas u noqotay curashada Jamhuuriyadda Soomaaliya. SOURCE: Wasiir Sadiiq […]

June 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka oo Hambalyo ku aadan 1-da Luulyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

jowhar Somali News Leader Hoggaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka Taabiy Cabdi Maxamed ayaa hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 59-guuradii ka soo wareegatay markii Gobolada Koofurteed ka qaateen xornimada Gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii waqooyi iyo Koofur. Mr Taabit ayaa is dul taagay taariikhdii loo soo maray halgankii gobonimo doonkii, halka ay maanta mareyso himiladii iyo hiigsiga […]

June 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ra'iisul wasaare Khayre oo sheegay doorashada Galmudug inay ka dhaceyso Dhuusamareeb xilli hay'adaha amniga ee DFS ay halkaa ka howlgalayaan

Axad, June, 30 2019 (HOL) –Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo muddo ku dhow toddobaad ku sugan gobolka bartamaha ku yaalla ee Galgaduud ayaa caawa kaga qeybgalay magaalada xarunta u ah gobolka ee Dhuusamareeb xuska 1da Luulyo. SOURCE: Ra’iisul wasaare Khayre oo sheegay doorashada Galmudug inay […]

June 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda iyo doorashada oo..

Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Madaxda ugu sareyso Ahlu Sunna Wal Jameeca iyo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wadahadalo badan kadib ka heshiiyey qodobadii uu muranka ka taagnaa.Ra;isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir ayaa labaduba ka dhawaajiyey in Ciidamada Amniga wixi Berri ka dambeeyo ay la wareeegayaan Amniga Dhuusamareb.Ra’isulwasaaraha oo […]

June 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Hey’adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb”

jowhar Somali News Leader Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa kaga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb inay ka furan tahay gogosha dib u heshiisiinta, ayna ka dhici doonto doorashada Madaxda Galmudug. Isagoo jeedinayay khudbadda munaasabadda 1-da Luulyo ee 59-sano guurada ka soo wareegatay markii Gobolada Koofureed Xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga iyo is raacii waqooyi […]

June 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomyaha Golaha Shacabka Mursal oo la kulmay wakiilka QM Swan

jowhar Somali News Leader Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Jemes Swan. Guddoomiye Mursal iyo wakiilka ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka, doorashooyinka Qaranka iyo dardar gelinta shuruucda muhiimka […]

June 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Xog: Qorshaha Farmaajo uu damacsan yahay ee uu Xaaf ugu yeeray Villa Somalia

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxdweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaafo oo galabta gelinkii dambe soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay madaxweyne Farmaajo.Xaaf oo ay garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyeen xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka ayaa si toos ah loogu gudbiyey Xarunta madaxtooyada Villa Somalia halkaas oo uu kulan qorsheysan […]

June 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya lifts ban on fishing near Somalia border

Kenya has lifted the ban on fishing activities off the coast near the Somalia border following improved security. SOURCE: Kenya lifts ban on fishing near Somalia border

June 30th, 2019 | Posted in News | Read More »

Qaar ka tirsan beelaha dega Galmudug oo sheegay inuu godob ka galay Kheyre

Balanbal (Caasimadda Online) – Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo safaro nabadeed kusoo kala bixinayey deegaanada Galmudug ayaa la filayaa inuu safarkiisa kusoo gabagabeeyo Magaalada Dhuusaamreeb oo uu Xalay kusoo noqday.Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa safaro dhulka ah kusoo kala bixiyey deegaano badan oo ka tirsan Galmudug sida: Dhuusamareeb, Cadaado, Cabudwaaq iyo Xeraale.Qaar ka tirsan Beelaha […]

June 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya oo soo bandhigtay cidda xiisadda badda ee Soomaaliya kaga hiilineysa

Nairobi (Caasimadda Online) – Dowladda Kenya oo u muuqato in looga guulsan rabo  Dacwadda Badda ee taalo maxkamadda ICJ taasoo kala dhaxeyso Somalia ayaa maalin kasta soo bandhigeyso warbixino iyo waxyaabo muujinayo inay heysato guuldaro.Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa markaan soo badhigtay cidda kaga hiilineyso Dacwadda Badda ee Soomaaliya kala dhaxeyso ayna taas […]

June 30th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application