Home » July 31st, 2019 Entries posted on “July, 2019”

Suldaan Cabdirashiid Suldaan Muuse oo caawa lagu dilay Kismaayo

Kismaayo (Caasimada Online) – Allaha u naxariistee Suldaan C/rashiid Suldaan Muuse Shire (Suldaan Dure), Suldaankii Beesha Samaale ayaa caweysnimadii caawa Magaalada Kismaayo ugu geeriyooday dhaawacii fiidnimadii caawa loogu gaystay magaaladaasi.Suldaan C/rashiid Suldaan Muuse Shire ayaa Isbitaalka Kismaayo ku geeriyooday, xilli lagu sameeyay qaliin looga soo saaray rasaastii lala dhacay.Suldaanka iyo laba nin oo kale oo […]

July 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Mid ka mid ah Salaadiinta Dhaqanka oo lagu dilay magaalada Kismaayo

Arbaco, July, 31, 2019 (HOL)- Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho maqribnimadii caawa loogu geystay magaalada Kismaayo Nabaddoon lagu magacaabi jiray Suldaan Cabdirashiid Muuse Durre SOURCE: Mid ka mid ah Salaadiinta Dhaqanka oo lagu dilay magaalada Kismaayo

July 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Suldaan Rashiid Durre oo goor dhow ku geeriyooday magaalada Kismaayo

jowhar Somali News Leader Allaha  u naxariistee waxaa goordhow ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Kismaayo Suldaan Cabdirashiid Muuse Durre oo ka mid ahaa salaadiinta caanka ka ahaa gobolka Jubbada Hoose. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in suldaanka uu u geeriyooday dhaawacyadii ka soo gaaray rasaas uu qof hubeysan ku furay xilli uu ka soo […]

July 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Elders, ex-Ras Kamboni leader plot to end Madobe’s hold on Jubbaland

As the Jubbaland election reaches the homestretch, the eight-year reign of Sheikh Ahmed Madobe, Kenya’s ally in the war against al-Shabaab, could end following spirited campaigns of Abdinasir Seraar, his former lieutenant at the Ras Kamboni Brigade. SOURCE: Elders, ex-Ras Kamboni leader plot to end Madobe’s hold on Jubbaland

July 31st, 2019 | Posted in News | Read More »

KISMAAYO oo qarka u saaran dagaallo sokeeye

Kismaayo (Caasimada Online) – Qaar kamid ah musharaxiinta maamulka Jubbaland ayaa ka cabsi ka qaba in dagaallo sokeeye ay ka bilaawdaaan magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose oo ay ka socoto diyaar garowga doorasho ee maamulkaasi.Musharaxiintaan ayaa qaarkood ku dhiiran waayay in ay tagaan Kismaayo halka qaar kalane sheegeen in ay dareemayan cabsi gelin […]

July 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Faahfaahin ka soo baxaysa nabadoon lagu dhaawacay magaalada Kismaayo

jowhar Somali News Leader Waxaa soo baxaya  warar dheeraad ah oo ku saabsan mid kamid ah nabadoonada magaalada Kismaayo oo lagu dhaawacay caawa magaaladaas. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in nabadoonka uu toogtay nin ku hubeysan qoriga Ak-47 xilli uu nabadoonku ka soo baxayay masjid uu ku tukaday salaada Maqrib. Nabadoonka C/rashiid Suldaan Muuse Shire […]

July 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Muwaadin u dhashay dalka Britain oo maanta ka soo hormuuqday maxkamada gobolka Banaadir

Arbaco, July, 31, 2019 (HOL)-Andrew Braian Irlam oo ah muwaaadin u dhashay dalka Britain ayaa maanta ka soo hormuuqday maxkamada gobolka Banaadir. SOURCE: Muwaadin u dhashay dalka Britain oo maanta ka soo hormuuqday maxkamada gobolka Banaadir

July 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo soo bandhigtay waxyaabihii qabsoomay boqol maalin oo uu xilka hayay wasiir Sadiiq Warfaa

Arbaco, July, 31, 2019 (HOL)- Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay wax-qabadka boqolka maalin ee uu xilka hayay wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa. SOURCE: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo soo bandhigtay waxyaabihii qabsoomay boqol maalin oo […]

July 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Hotelka Dusitd2 ee magaalada Nairobi oo dib loo furay maanta

jowhar Somali News Leader Hotel Dusitd2 oo ku yaal magaalada Nairobi ayaa maanta dib loo furay, markii uu xirnaa muddo lix bilood ah kadib markii weerar ay sheegatay kooxda Al-Shabaab lagu diley 21 ruux. Hotelka ayaa dayactir iyo dib u dhis xoog leh lagu sameeyay kadib burburkii ka soo gaaray January 15 weerarkii ay ku […]

July 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Arrin yaab leh oo ka dhex dhacday diyaarad maanta ka duuleysay Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka sheekeeyey dhacdo yaab leh oo shaki iyo cabsi abuurtay oo maanta ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, kadib markii qof diyaarad la saarnaa uu go’aansaday inuu diyaaradda ka haro.Hoose ka aqriso qoraal uu Yuusud Garaad soo dhigay facebook.Maanta aniga oo ka duuli raba […]

July 31st, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application