Home » August 20th, 2019 Entries posted on “August, 2019”

Which Club Could Neymar Excel at if He Leaves PSG?

He’s one of the most recognisable stars of the world game, but the PSG trickster Neymar is facing an uncertain future. He’s currently on the Read More SOURCE: Which Club Could Neymar Excel at if He Leaves PSG?

August 20th, 2019 | Posted in Sports | Read More »

Maamulka gobolka Banaadir oo beeniyey arrin aad looga faafiyey kulankii 24-ka July ee la qarxiyey

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa beeniyey warar maalmahan aad loo hadal hayey oo ku saabsanaa xaqiiqda waxyaabihii looga hadlayey kulankii dhacayey 24-ka July ee laga fuliyey qaraxii ay ka dhinteen guddoomiye Yariisow iyo xubno kale.Wararkan oo aad ugu baahay baraha bulshada ayaa lagu sheegayey in kulankaas uu ahaa kulan ku saabsanaa ama […]

August 5th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Maxaa ka soo baxay kulan Kismaayo ku dhaxmaray madaxweynaha Jubbaland iyo taliyaha ciidamada AMISOM

Isniin, Augusto, 05, 2019 (HOL)-Magaalada Kimaayo waxaa maanta gaaray taliyaha ugu sareeya howlgalka midowga Africa AMISOM Tigabu Yilma , isaga oo kulan la yeeshay madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] SOURCE: Maxaa ka soo baxay kulan Kismaayo ku dhaxmaray madaxweynaha Jubbaland iyo taliyaha ciidamada AMISOM

August 5th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Hab ay DF si fudud ugu ogaan karto Shabaabka ku dhex jira oo lasoo bandhigay

Muqdisho (Caasimadda Online) – Xoghayihii hore ee joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdisalaan Salwe ayaa soo jeediyey hab casri ah oo ay Dowladda Soomaaliya ku ogaan karto shakhsiyaadka Dowladda ka tirsan ee xiriirka la leh Al-Shabaab.Salwe ayaa taladan soo jeediyey isaga oo tixraacaya in ay meel sare gaartay cabsida ku aadan in xubno […]

August 5th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Muqdisho Kulan kula qaatay Kuxigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

jowhar Somali News Leader Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay ku-xigeenka Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda, David Hale oo Muqdisho soo gaaray. Kulanka ay wada qaateen Ra’iisul Wasaaraha iyo ku-xigeenka Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda ayaa looga hadlay deyn cafinta, […]

August 5th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Maxaa kasoo baxay kulankii Axmed Madobe iyo taliyaha Itoobiyaanka ah ee Amisom?

Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo goordhow Saxaafada la hadlay ayaa ka warbixiyay shir ay yeesheen Madaxweynaha Jubbaland oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha fulinta iyo Taliyaha Ciidamada AMISOM Tigabu Yilma oo maanta soo gaaray Magaalada Kismaayo.Madaxweyne ku xigeenku wuxuu sheegay in kulanka labada dhinac lagaga hadlay […]

August 5th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland oo ka hadlay kulankii Axmed Madoobe iyo Taliyaha AMISOM

jowhar Somali News Leader Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo goordhow Saxaafada la hadlay ayaa ka warbixiyay shir ay yeesheen Madaxweynaha Jubbaland oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa Wasiiradda iyo Taliyaha Ciidamada AMISOM Tigabu Yilma oo maanta tagay Magaalada Kismaayo. Madaxweyne kuxigeenku ayaa sheegay in kulanka labada dhinac lagaga hadlay sidii […]

August 5th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Mareykanka oo wafdi culus usoo diray Muqdisho lana kulmay R/W Kheyre + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay ku-xigeenka Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda, David Hale oo Muqdisho soo gaarayKulanka ay wada qaateen Ra’iisul Wasaaraha iyo ku-xigeenka Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda ayaa looga hadlay deyn cafinta, la dagaallanka argagaxisa iyo dhismaha […]

August 5th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Ku-Xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

Isniin, Augusto, 05, 2019 (HOL)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay ku-xigeenka Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhanka Siyaasadda, David Hale oo Muqdisho soo gaaray SOURCE: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Ku-Xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka

August 5th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Dad Shacab ah oo ku dhintay rasaas lagu furay gaari ay la socdeen

Isniin, Augusto, 05, 2019 (HOL) – Saddex ruux oo shacab ah ayaa lagu waramayaa in ay ku dhintee rasaas lagu furay gaari ay la socdeen waddada isku xirta Muqdisho iyo Balcad. SOURCE: Dad Shacab ah oo ku dhintay rasaas lagu furay gaari ay la socdeen

August 5th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application