5 Wasiir oo la xiray iyagoo Shiishad cabayey

0
396

Caasimadda dalka Uganda ee Kampala waxaa lagu xiray Wasiir u dhashay dalka Koonfurta Suudaan, kadib, markii ay Boliska bilaabeen Hawlgal ka dhan ah dadka isticmaala Shiishadda. Ugu yaraan 17 qof  oo uu ku jiro Wasiirka u dhashay Koonfurta Suudaan ayaa shalay  lagu qabtay Baarar ku yaalla Kampala, kuwaasi oo lagu eedeynayo inay Tubaako ku dhuuqayeen […]




SOURCE: 5 Wasiir oo la xiray iyagoo Shiishad cabayey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.