6 Ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay deegaan u dhow Mombasa

0
433

Shilkaan gaari ayaa waxa uu ka dhacay Wadada xiriirisa Magaalooyinka magaalooyinka Malindi-Mombasa ee dalka Kenya,waxaana ku geeriyooday ilaa ruux halka 8 ruux oo kale ay ku dhaawacmeen. Waxaa isku dhacay laba  gaari oo kala ah Bas iyo gaari nooca xamuulka qaada ah ee nooca loo yaqaan Looriga,waxana dhibaatada ugu badan ay gaartay dadkii saarnaa gaariga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: 6 Ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay deegaan u dhow Mombasa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.