7 Qof Oo Ku Dhimatay Weerar ka Dhacay Nigeria

0
300

Mas’uuliyiin Nigerian ah ayaa sheegay Maanta Oo Isniin ah in 7 qof ay dhimatay, halka 7 kalana ay soo gaartay waxyeello ka dib markii weerar ismiidaamin ah lala beegsaday gudaha Masjid ku yaalla magaalada Kendo ee waqooyi bari dalka.
Dameylo Damata oo ah madaxa gurmadka in 14 qof oo waxyeello ay ka soo gaartay qaraxa ay uqaadeen xarumaha caafimaad ee Magaalada .
Weerarka ayaa yimid ka dib markii la xiray 23 qof oo hubeysan iyo hoggaamiye ka tirsan ururka Boko Haram.
Goobjoog News




READ MORE FROM THE SOURCE: 7 Qof Oo Ku Dhimatay Weerar ka Dhacay Nigeria

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.