9 carruur ah oo xanuun kusoo booday ugu geeriyooday degaanka Widhwidh ee gobolka Togdheer

0
240

Khamiis, Janaayo, 02, 2020 (HOL)- Ugu yaraan sagaal carruur ah ayaa degaanka Widhdhidh oo katirsan degmada Buuhoodle ee gobolka togdheer ugu geeriyooday cudurka maskax-garaadka ama meningitis, sida ay Hiiraan Online u xaqiijiyeen masuuliyiinta degaanka.




SOURCE: 9 carruur ah oo xanuun kusoo booday ugu geeriyooday degaanka Widhwidh ee gobolka Togdheer

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.