AABAHA DHALAY NAYMAR OO KA NIXIYAY REAL MADRID.

0
225

Wali waxaa sii socda is bad badalka ku imaanaya wararka la xiriira Naymar in uu ku biirayo kooxda Real Madrid.

Maal mihii ugu dambeeyay waxaa jiray sheekooyin xaqiijinayay in Naymar uu ku wajahan yahay kooxda los Balancos balse hada waxaa markale soo baxay warkaas warkale oo Burinaya.

Gudoomiyaha  kooxda PSG Nasser Al Khelaifi ayaa waxaa lahjad adag uu ku sheegay in Aabaha Dhalay Namay uu u Xaqiijiyay in Wiilkiisa uu ku sii sugnaanayo PSG meelna uusan uga socon.

“Aabihii ayaa ii sheegay in mustaqbalkiisa uu yaalo PSG.

“Naymar waxaa uu ku daalay wararka ku saabsan Mustaqbalkiisa ee Xanta ah waa saxaafada Spain kuwa sheegaya in Naymar uu ku biiri doono Real Madrid hadii aad rumaysato midaa adiga ayay kuu xun tahay.

Tani ayaa meesha kasaaraysa wararka kala duwan ee la xiriiray mustaqbalka Naymar ee Kooxda PS.

Madaxwaynaha Kooxda Real Madird florentino perez ayaa horay ugu faanay in ay ka go’an tahay in uu keeno garoonkooda Berna bue Naymar balse Hadal ayaa suuro gal ah in uu aad uga naxo.

 

 

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.