Aabbe Gabdhahiisa dilay oo kasoo muuqday maxkamad ku taalla Kenya

0
36

Jimco, December, 07, 2018 (HOL)– Maxkamad ku taalla deegaanka Shanzu, ee is maamulka Mombaasa ayaa maanta waxaa ka soo muuqday John Maina Wang’ombe, oo khamiistii dilay labo gabdhood oo uu isagu dhalay.




SOURCE: Aabbe Gabdhahiisa dilay oo kasoo muuqday maxkamad ku taalla Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.