Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Barlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale waxa uu Muslimiinta ka codsaday inay indhaha ku hayaan Go’aankii Maxkamadda Sare ee aan Ardayda gabdhaha Muslimiinta loo oggolaan doonin inay Xijaabka ku xirtaan Dugsiyadda dadka aan Muslimka ahayn. Ducaale oo shalay ka hadlay magaalladda Garissa waxa uu tilmaamay in xukunkaasi meesha ka saarayo Xuquuqda Gabdhaha Muslimiinta ee […]
SOURCE: Aadan Barre Ducaale oo ka horyimid Go’aan kasoo baxay Maxkamadda Sare ee Kenya