Abaanduulihii 12-ka Apriil iyo Sarkaal kale oo Maanta qarax lagu dilay

0
137

Wararka naga soo gaaray gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayan in deegaanka dhanaane qarax miino oo ka dhacay ay ku geeriyoodeen Abaandullihii Qeybta 12-ka April iyo Sarkaal kale. Miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa la sheegay in ay la qaraxday gawaari ay saarnaayeen Abaandullihii Qeybta 12-ka April ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya […]




SOURCE: Abaanduulihii 12-ka Apriil iyo Sarkaal kale oo Maanta qarax lagu dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.